Tirada Dad Looga Shakiyey Ururka Al-Shabaab Oo Lagu Qabtey Xaafadda Boqol Iyo Kontonka Ee Hargeysa, Sida Hawl-galku U Dhacay Iyo Hubka Lagu Qabtay
Hargeysa 20,June 2016 –(SDN/QJ):- Hawl-gal Ciidammada sida gaarka ah u Tababbaran ee loo yaqaanno RRU-du ka sameeyeen Xaafadda Boqol iyo Kontonka ee Magaalada Hargeysa ayay ku soo qabteen Saddex Qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya. Ma Jiro War Rasmiya oo ka soo baxay Ciidammada…
