Maareeyaha Dekeda Berbera oo Asaraar ku Tilmaamay War laga Baahiyey oo Ku Saabsan Dekeda Berbera iyo Shirkada lagu Wareejinayo ee DP World
Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Guud ee Dekeda Caalamiga ah ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) Ayaa Beeniyey Warar La Faafiyey Oo Aan Sal iyo Raad Toona Lahayn Oo Kusaabsan. Waxaanu Arintaasi Kaga Hadlay War Saxaafadeed Kooban Oo Kasoo Baxay Xafiiskiisa xalay, Waxaanu Yidhi “Halkan Waxaan Idiinku Cadeynyaa in aanu jirin war…
