Dowladda Ingiriiska Oo Sheegtay In Somaliland Aqoonsigeedu Aanu Micno Sameynayn
London,23,6,2016 (QJ/SDN) – Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan dalkii hore la isugu odhan jiray Somaliya ee hadda u kala qaybsan Somaliland iyo Somaliya Ms. . Harriet Mathews, ayaa xidhiidhka Somaliland iyo Ingiriiska ku tilmaantay mid taariikhi ah, taasina ay sababayso in Ingiriisku Somaliland la yeesho xidhiidh gaar ah. Ms. Harriet Mathews, oo dhawaan su’aalo lagu…
