DAAWO: Israa’iil oo Biyaha ka Goysay Bisha Ramadaan Falastiniyiinta ku Nool Daanta Galbeed
Jenin,15,2016 (QJ/SDN) – Shirkadda Biyaha Isra’iil, ayaa biyihii ka goystay goobaha Daanta Galbeed (West Bank) ee qasabka ay ku haystaan askarta Isra’iil ee ay ku dhaqan yihiin shacabka Falastiin waqti ay ku jiraan bisha barakaysan ee Ramadaan. Goobahan oo boqolaal kun oo Falastiniyiin ah ku nool yihiin ayaan waqtigan haysan biyo ay ku afuraan amma…
