Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha Gudaha oo Xadhiga ka Jaray Dugsi laga Hirgaliyey Degmada Xariirad DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Degmada Xariirad ee Gobolka Salal Waxay Xadhiga kaga Jareen Dugsi Cusub oo deegaankaas laga Hirgaliyey. https://www.youtube.com/watch?v=LIkCQUk1T9I

Read More

Dood Xamaasad Leh oo Tiro Garyaqaano ahi ku Lafo Gureen Sharci-nimada Heshiiska Xukuumadda iyo Shirkada DPW,Faa’iidada uu Leeyahay Iyo Galdaloolooyinka ku Jira DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Mudooyinkii u danbeeyay Mawduuca Sida weyn u haystay Siyaasada Somaliland uu ahaa Waxtar iyo Waxyeelo midka uu yahay Heshiiskii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la Gashay Shirkada Dubai World Port oo Maamuli doonta Dekeda Magaalada Berbera ayaa Telefishanka HCTV Wuxuu soo agaasimay Dood adag oo dhinaca Sharciga ah oo la Xidhiidhay…

Read More

Muqdisho: Mucjisada Haweenay Muddo Shan Sanno Xaamilo Ahayd Oo Xiligii Ay Uurka Lahayd Saddex Carruur Ah Dhashay

Muqdisho 31.May 2016 (SDN/QJ):-Hooyo Soomaaliyeed oo muddo shan sanno ah Xaamilo lahayd, intii ay uurka lahaydna dhashay saddex carruur ah, ayaa lagu guulaysatay qalin ah in laga soo saaro caloosheeda ilmo lafo noqday oo caloosheeda ku jiray muddadaas shan sanno. Hooyadan Soomaaliyeed oo magaceeda la yidhaahdo Bushaaro Xuseen Cismaan, ayaa qalliin loogu sameeyay cusbitaalka hooyada…

Read More

SAWIRRO: Dadkii ka Dambeeyay Qaraxii Diyaarada Daallo Airline oo Xukuno kala duwan lagu riday

Muqdisho,30,5,2016 (QJ/SDN) – Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya , ayaa maanta ku dhawaaqday xukuno kala duwan oo xabsi ah oo lagu riday dad lagu helay in ay ku lug lahaayeen qaraxii ka dhacay Diyaarada Daallo Airilne. Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya, gaashaanle sare Xasan Cali…

Read More

Qaybtii 3aad Qoddobadda Heshiiska Wareejinta Dekedda Berbera,Yay u Dan tahay Yayse ka Hor imanaysaa Dantiisa?

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii 3aad ee heshiska qaybta wareejinta dekedda, kaasoo laba qaybood aanu hore idiinku soo gudbinay. qaybtan oo ugu dambaysa 37 qodob oo waaxdani ka kooban tahay oo uu turjumay Dr Maxamed Siciid Xirsi waxay u dhigan tahay sidan;   — Qodobka lix iyo labaatanaad Isbedel Marka la…

Read More

DAAWO: Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Halkuu Ku Danbeeyay Riiggii Banka Qool-cadey

Hargeysa,30,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaarada xanaanda xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse  ayaa waxaa uu ka hadley xaalada Banka Qool-Cadey iyo halka uu ku danbeeyay riig halkaasi ay gaysay xukuumadiisu. Muddane Cukuse waxaa uu sheegay in xaalada banka Qool-Cadey ay hadda tahay mid  dhamaatey isla markaana si wacan looga heshiiyey qodobadii ay xukuumada iyo dadka…

Read More

“Muuse Biixi Cid Dooraysaa Ma Jiro, Haddii aanu iska Badalin Madaxwayne Ku Xigeenkaa Saylici” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa cambaaray adag dusha ka saaray madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxamaan Saylici waxaanu ku tilmaamay nin Qabyaaladayste ah oo wax walba u riixaya reerka uu ka soo jeedo ee Maxamed Case, Waxaanu Xildhibaanku ku baaqay in uu Muuse Biixi iska badalo Saylaci,

Read More

Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Meesha Ka Saaray In Heshiiska Dekeda Berberi Dhibaato Ku Yahay Jabuuti DAAWO

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Guddomiyaha ahna Musharaxa Xisbiga KULMIYE Md: Muuse Biixi Cabdi ayaa meesha ka saaray in heshiiska maalgalinta dekedda berbera ee dhawaan xukuumdu la gasho Shirkada D.P World ay dhibaato ku tahay qaar katirsan dalalka jaarka . Guddomiye Muuse Biixi waxa uu sheegay in dad cadaw ku ah Heshiiskan ay gaadheen D.P World…

Read More

Somaliland: Kooxda Kubadda Cagta Dhegooleyaasha Oo Ka Hadlay Takoor Ay Ku Samaysay Wasaaradda Ciyaaruhu

Hargeysa,30,5,2016 (QJ/SDN) – Aqoon yahanka iyo dhalinyarrada dhegoolayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa cabasho xoog leh  ka muujiyay hab-dhaqanka masuuliyiinta sar-sare ee wasaarada dhalinyarrada iyo ciyaaraha Somaliland oo ay sheegeen inaanay si wanaagsan ula macaamilin. Qaar ka mid ah Aqoonyahanka iyo dhalinyarrada dhagoolayaasha ah oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wasaaradda ciyaaraha…

Read More

“Geedka Lagu Hoos Dhaartaa, Haddii Dhaartu Fuli waydo Wuu  Qallalaa” Dhacdo la Yaab leh oo ka Dhacday Burco

Burco 30.May 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Burco, ayaa arrin mucjiso ah ku tilmaamay hoolka shirarka xildhibaanadda oo lagu waabariistay isaga oo dumay. Islamarkaanna waxay sheegeen in saacaddo ka hor dumintiisa lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen wasaaradda dib-u-dejinta iyo qaar ka mid ah xukuumadda iyo dad danyar ah oo guryo…

Read More

“Anigu Xagayga Madaxwaynaha Tanaasul Maan Idhaahdeen Laakiin Sharaf Buu Sameeyay ILLahay Baa Madaxnimo U Abuuray”Xaaji Cabdi Waraabe

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe) ayaa ka hadlay tanaasulka Musharaxnimo ee Madaxwayne Siilaanyo waxaanu sheegay xaajigu inaanu  isagu madaxwaynha kula talin ,inuu tanaasulo balse uu si sharaf leh ku tanaasulay  waxaanu ku taliyay in madaxwaynha ka danbeeyaa uu sidiisoo kale noqdo . Xaajiga oo arrintasi ka hadlaya waxa uu yidhi…

Read More

PROF.SAMATAR: ‘’Maalinta Qaran Ee Somaliland Ha Noqoto 26-june, 18-Mayna Maalinta Ku Xigta’’

Hargeysa,30,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo in muddo ah dalka dibaddiisa ku maqnaa ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay, isagoona sheegay in uu joogo doonno muddo saddex todobaad ku dhow, isla markaana uu muddadaasi go’aansan doonno xisbiga uu ku biirayo. Axmed Ismaaciil Samatar waxa kale oo uu sheegay in ay jirto maalin…

Read More

Xulkii Somaliland u Matalayay Tartanka Waddamada aan la aqoonsan ee Ka Socda Abkhasiya oo Ciyaartoodii Kowaad Yeeshay iyo Natiijada ay ku dhamaatay DAAWO

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):-Xulka Kubadda Cagta Somaliland ee Ka qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Ayaa Shalay Yeeshay Ciyaartoodii Kowaad, Inkasta oo oo Xulka Somaliland 5 Gool iyo Eber lagaga Guulaystay. Sakeriye Axmed Muxumed Ayaa Waraystay Maxamud Cabdi Xasan (Goofiindhe) Oo Ka Mida Ciyaartoyga Somaliland uga qayb galay Tartankaasi waxana uu waraysigaasi u…

Read More

Gudoomiyaha Ururka Solja oo Nasiib daro ku Tilmaamay Xadhig ay Sirdoonka Somaliland kula Kaceen Laba Suxufi iyagoon u Soo Marin Dariiqii Sharci DAAWO

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa wax lala yaabo iyo nasiib darro weyn ku tilmaamay xadhig af-duub ah oo Shalay Gelinkii hore Taliyaha Sirdoonka Gobolka Maroodi Jeex Mr. Muxsin Aw Cali Uu Kula Kacay Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa Bannaan ee FOORE Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Ibraahim…

Read More

Hargaysa: Suldaan Weyn Oo Taageero u Muujiyay Qorshaha Maalgashiga Dekadda Berbera

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Bare Xaaji Xuseen Caraale oo kamid ah salaadiinta waa weyn ee reer Somaliland, ayaa taageeray qorshaha maalgashiga Dekada Berabera ,isagoo sidoo kalena fariin u diray bulshada reer somaliland iyo war-xuma tashiilka dhanka xun wax ka eeg.   Suldaan Bare Xaaji Xuseen Caraale oo kamid ah Salaadiinta ugu miisaanka culus ee…

Read More