Maxkamada Gobolka Saaxil oo Xoriyadoodii u soo Celisay Weriyeyaal dhawr Cisho Xidhnaa,Maayarka Berbera oo Cadeeyay inuu Isagu Xidhay Iyo Xaqiiqda Rasmiga ah ee Loo Xidhay DAAWO

Berbera 29.May 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Gobolka Saaxil ayaa Xoriyadoodii u Soo Celisay Weriyeyaal uu Xidhay Maayarka Magaalada Berbera. Gudoomiyaha Golaha deegaanka ahna Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan(Cidin) oo Wareysigan ay la yeelatay Idaacada VOA Laanteeda afka somaligu Waxay weydiisay sababta uu Ku xidhay  Sadexda Wariye oo Berbera uu Xabsiga u Taxaabay Waxa uu Maayarku Sheegay…

Read More

Sooraan Iyo Jawaan Riwaayad Cusub Cilmi Aad Barataa Lagu Baasi Karaa (Imtixaanada Shahaadiga ah ee Somaliland)DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Shalay oo Sabti ahayd ka Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiga Sare iyo 8aad ee Dugsiyada dhexe. Muuqaalkani waa mid laga sameeyay Bahda waxbarashada, wuuse ka sal balaadhan yahay waxbarashao kaliya, waa muuqaal wacyigalineed oo aad u mug wayn. https://www.youtube.com/watch?v=IF0ov1CjhQg

Read More

Ujeedada ay u Socdaan Xubno Salaadiin ah oo ka soo Kicitimay Muqdisho iyo Qardho oo soo Gaadhay Laascaanood DAAWO

Laascaanood 29.May 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Hogaanka Dhaqanka ee Shirku ugu soo Xidhmay Degmada Qardho ee Maamul Goboleedka Punt land ayaa soo Gaadhay Magaalada Laascaanood. Xubnahan Madax dhaqameedka ah ayaa Markii Hore ka Yimid dhinaca Magaalada Muqdisho ee dalka Somalia iyagoo kaga qayb galay Magaalada Qardho Shirkii Madasha Dhaqanka ee Somaliya. https://www.youtube.com/watch?v=ESJ68nMe6lg

Read More

Hogaamiyayaal Ka Baxay Xayndaabka Hab Maamuuska Baratakool ee Madaxtinimo DAAWO

Johansberg 29.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Maraykanka Brack Obama ayaa ka mid ah madaxda dhaaftay hanaankii anshax ee ay lahaayeen madaxda caalamku ka dib markii xiligii loo fadhiyey tacsidii Nelson mandella ee Magaalada Johansberg uu si fog ugu mashquulay sawiro uu iskala qaadayey gabadha raysalwasaaraha ka ah dalka Denmark iyo raysalwasaaraha Britain David cmeroon. https://youtu.be/h6dTcLXU0Us

Read More

Dhaqamada Qabiilka Dinka, (Xogta dahsoon) ee Jamhuuriyadda Koonfurta Sudaan DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Qabiilka Dinka ee Jamhuuriyadda Koonfurta Sudan waa bulsho reer guuraa ah oo deegaan ku ah gobolada kala ah Baxrul-Qazaal , Jongoli ,qaybo ka mid ah K/Kordufan iyo niilka sare, badankooduna waa dad beeraha iyo xoolahaba ka shaqaysta, qiyaastiina tiradoodu waxay gaadhaysaa ilaa afar million iyo badh. https://youtu.be/oqNncTudyXs

Read More

Maxaa Isku Beegan Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland Iyo Somalia oo Shalay Isku wakhti Furmay? DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Guud ahaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Si rasmi ah uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa 8aad ee Dugsiyada Dhexe kaas oo ay ka qayb galeen in ka badan 25 Kun oo arday. Dhinac kale Wuxuu Imtixaanka Shahaadiga ahi ka Bilaabmay Dalka…

Read More

Puntland oo sheegtay inay lasoo xiriireen Waalidiinta dhalinyaradii lagu qabtay Dagaalkii Puntland iyo Al-Shabaab DHAGAYSO

Garowe 29.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Cadaalada ee dawlada Puntland Salaax Xabiib Jaamac ayaa sheegay in  dhaqan celin u samaysay Puntland dhalinyaradii dhawaan lagu soo qabtay dagaaladii u dhexeeyey Puntland iyo Al-Shabaab. Wasiirka ayaa xili u lahadlayey Radio Sahan wuxuu sheegay inay xiriir lasoo sameyeyen waalidiinta dhalay caruurtii dhawaan lagu qabtay dagaalkii ka dhacay gobolada…

Read More

‘’Xadhigaygu wuxuu ka dhashay taageerada aan u hayo Musharraxa bila Godobta ah ee Jamaal Cali Xuseen,Waxaanan Xaal ka Bixinayaa Hadalkii Muuse Biixi’’ Suldaan Mawliid Sabayte DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):-  Suldaan Mawliid Sabayse oo markii ugu horaysay banaanka soo dhigay waxyaabihii sababay xadhigiisa, isagoo ku siffeeyey inay ahayd wanjalaad lagu sameeyey iyo taageerada uu lagarab taagan yahay Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Sidoo kalena xaal ka bixiyay hadal uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Reer Berbera ku sheegay inay…

Read More

Somaliland Takes Case For Recognition To Un And Member States In New York

New York, 28 May 2016 (SDN/QJ)– Just over a week after Somalilanders at home and abroad celebrated the 25th anniversary of Somaliland reclaiming its independence from Somalia, Somaliland Deputy Foreign Minister Ahmed Aden Ismail Kayse made an official visit to New York to appeal for international recognition of his country.   During meetings with a…

Read More

In Ka Badan 25 Kun Arday Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo 8aad ee Dugsiyada Dhexe DAAWO

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):-  Wasaaradda waxbarashadda Somaliland, ayaa Maanta Shaacisay in guud ahaan dalka loo fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyadda Sare iyo H/dhexe ee dalka. Islamarkaanna waxa sannadkan imtixaanka guud ahaan u fadhiisanaya shan iyo labaatan kun iyo lix iyo afartan arday. Wasiirka waxbarashadda Somaliland Cabdillaahi Dheere oo shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sidoo kale fariin u…

Read More

”Abti-nimo Cod ha ku bixinina reer Sallaxloow, Inankaad Abtiga u Ahaydeen Maalmihii Dagaalka ee aanu Aniga iyo Isaguba ku fiicnayn way soo Dhammaadeen”…. Xamarje

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabkii Hore ee Gobollada Maroodi Jeex iyo Togdheer Mujaahid Axmed CXumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa sheegay in shacabka reer Sallaxley looga baahan yahay in aanay maanta cidina ku beer laxawsan Abtinimo balse, dhammaan shacabka reer Somaliland Ab iyo Isir iyo hayb qudha wada yahay balse la isku dooran doono dagaalka Maanta…

Read More

Maxkamada Sare ee QM oo Dhagaysan Doonta Dacwada Xaduuda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Hague016,28,5,2 (QJ/SDN) – AMaxkamada QM ee THE HAGUE, Netherlands, ayaa sheegtay shalay inay dhagaysan doonto dacwada kusaabsan muranka xadduuda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwadaas ayaa waxaa la qaadi doonaa bisha 9aad ee sanadkaan 2016 markaas oo lagu wado in la kala caddeeyo dalka labada dal ay raaceyso qeybta laisku hayo halkaas…

Read More

DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Maanta Socdaal Ku Tagay Degmada SALLAXLEY Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

Hargeysa,28,5,2016 (QJ/SDN) – Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa ay saaka safar ugu baxeen degmada salaxley iyo deeganada hoos yimaada ee gobalka Maroodi-Jeex . https://www.youtube.com/watch?v=nG8kyis-r6U

Read More

Bank KI Moon: Dhaqaalihii Deeq Bixiyeyaashu Waa Kordhay Laakiin Naxariistoodii Ayaa Hoos u Dhacday

Istanbul,28,6,2016 (QJ/SDN) – Shirkii dhawaan lagu soo gabagabeeyay Istanbul ayaa xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon wuxuu ka sheegay in dhaqaalihii deeqbixiyeyaashu uu aad u kordhay balse naxariistoodu hoos iminka ay u dhacday xilli weliba dhibaatooyinka baniaadminimo caalamka oo idil ay kordheen oo dalal badan sida Suuriya iyo Ciraaq ay qaxooti badan kasoo qulqulayaan…

Read More

Halkee Ayuu Ku Danbeeyay Riiggii Banka Qool-cadey?

Hargeysa,27,,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay dhawaan uun ahayd markii ay deegaanka banka Qool-cadey ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo dadka shacabka ah ee deegaankaasi, kaddib markii ay xukuumadda Somaliland halkaasi gaysay riig la sheegay in uu hor-u-dhac u ahaa mashruuc lagu xidhaayay seeraha banka Qool-cadey. Isku-dhacaasi dhex-maray ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka…

Read More