KAMPALA: Dad Loo Qabtay Weerar Al-shabaab Ku Dishay 70 Qof Oo Lagu Xukumay Xabsi Madaxaa Ha-ku-furto Ah
Kampala, 30 May, 2016-(SDN/QJ) – Maxkamad ku taalla Magaalada Kampala, ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku ridday 5 Ka mid ah 13 Rag ah oo ku eedaysnaa inay ka dambeeyeen oo ay ka shaqeeyeen Weerar Argagixiso oo Al-shabaab Sannadka 2010-kii ka geysatay Caasimadda Uganda ee Kampala. Weerar Qaraxyo ahaa oo Al-shabaab Sannadkii 2010-ka ku qaadday…
