Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha oo Warsaxaafadeed Cadho ka Muuqato Xilkii kaga Qaaday Xasan Waraabe Cade
Hargaysa 23.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray shalay waxa uu si weyn ugu dhaliilay guddoomiyihii hore ee Olompikada Somaliland Mr. Xasan Waraabe-cade, waxaana uu ku tilmaamay mid ku fashilmay xilkaas. War-saxaafadeedkan oo wasiirku ku socodsiiyay Saxaafadda Somaliland, Daneeyayaasha Ciyaaraha iyo Bahda Ciyaaraha…
