Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal oo ka hadlay Nooca Xidhiidh ee Ka dhexeeya Somaliland Iyo Jabuuti DAAWO
Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee beelaha Habar Awl, Suldaan Xasan Sul. Cabdillaahi Sul. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aan la isku diri karin Shacabka jabuuti iyo Shacabka Somaliland, islamarkaanna wuxuu sheegay inuu fadqalaladda waddo nin baayacmushtiriya oo cadow ku ah Somaliland. Sul. Xasan Sul. Cabdilaahi Sul. Cabdiraxmaan wuxuu sheegay inay ka qaybqaadanayeen rag uu…
