CIA oo banaanka soo dhigtay 30 buug oo yaab leh oo uu akhrisan jiray Osama Binu-ladin
Washington, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Sirdoonka ayaa markii ugu horaysay sii daayay sir ay hayeen oo kusaabsan dhaqamadii Cusaama Bin Laden iyo waxyaabihii ay ka heleen gurigiisa markii ay dileen. Waxyaabaha yaabka leh ee gurigiisa laga helay ayaa waxaa kamid ah in 30 buug ay saarnaayeen maktabadiisa guriga ugu taallay. Arimaha kale laga helay…
