Al-shabaab oo xil ka Qaadis ku Sameysay Guddoomiyahoodii Gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Al-Shabaab ayaa xilkii ka qaadday Guddoomiyahoodii u qaabilsanaa Gobolka Shabeellaha Hoose, Sheekh Maxamed Abuu C/lla oo muddo siddeed sano ah xilkan soo hayay, wuxuuna ahaa mas’uul aan marna xilkan horay looga bedelin. Inkastoo saanay jirin cid loo magacaabay xilka, ayaa haddana waxay VOA-da ay baahisay in ilo lagu kalsoon yahay ay…

Read More

Maraykanka Oo U Hanjabay Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Assad

Washington,4,5,2016 (QJ/SDN) – Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka John Kerry ayaa digniin u diray madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad. Kerry wuxuu sheegay in cawaaqib xun uu la kulmayo haddii la higelin waayo xabadjoojinta. Ruushka iyo Maraykanka ayaa wada qorshe xabadjoojinta lagu gaadhsiinayo magaaladda Xalab. Maraykanka ayaa wuxuu intaasi raaciyay in hadii xabadjoojintan lagu fashilmo dib loogu noqonayo…

Read More

Dawladda Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Xafiis Hoos Taga Muqdisho Ka Furanayso Hargeysa

Nairobi, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay qunsuliyado hoos taga safaaradeeda Muqdisho ee dalka Somaliya  sanadkan ka furanayso magaalada Hargeysa ee Somaliland iyo magaalooyin kale oo Somaliya ah. Danjiraha Kenya u jooga Somaliya, Lucas Tumbo ayaa sheegay inay qunsuliyado ka furanayaan Hargeysa, Garowe, Baydhabo iyo Kismaayo, isagoo xusay in xafiisyadani adeegyo siin doonaan…

Read More

DHAGEYSO: Dadweynaha Degmada Maxamed Mooge Oo Fariin u diray Guddida Sahan Barwaaqo iyo Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dadweynaha degmada Maxamed Mooge ayaa cabasho ka muujiyay qaabka ay u socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo wacyigelinteedaba, iyagoona guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ku eedeeyay habacsanaan dhankooda ka jirta. Sidoo kale dadweynahani waxay baaq u direen guddida sahan barwaaqo oo ay sheegeen in ka xaafad ahaan ay doorkoodii tabayaan….

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

“Gar Baa Loo Yahay Islaam, Sida uu Faysal hadda keligii ugu tagri falayo Xarunta Xisbiguna waxay keeni kartaa xasaasiyad dheeraad ah” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in Labadooda Garab ee Khilaafka Xisbiga Ucid u dhexeeya hadii ay ku qanci waayaan Go’aanka Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada qaranku ay Xaq u leedahay inay Racfaan u qaataan Maxkamada Sare oo yeelanaysa…

Read More

Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo Iclaamiyey Shir Deg deg ah oo Beeshiisu kaga arrinsanayso Xukunka qaar ka Mid Salaadiinta Beeshaas

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Maxkamada Wareegta ee Gobolka Maroodijeex ay Xukuno iyo Ganaax Lacageed ku riday Xubno Madax dhaqameedyo ah oo ku Xidhan Xabsiga Mandheera kuwaas oo ku eedaysnaa inay ka danbeeyeen rabshado lagu sameeyay goob diiwangelineed oo ku Taala Waqooyiga Hargaysa oo Muran dhinaca Xuduuda ahi u dhexeeyo Gobolada Maroodijeex iyo…

Read More

Salaadiintii iyo Xubnihii kale ee Madax dhaqameedka ahaa ee Maxkamadu Xukuntay oo Qareenadoodu ka dayriyeen Xaaladooda Caafimaad DAAWO

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Sida aanu hore idiinku soo tebinay 14 Qof oo Reer Somaliland ah, isla markaana ay ku jiraan Laba Suldaan iyo Hal Caaqil oo ka tirsan Madaxda Dhaqanka Somaliland, ayaa lagu Xukumay min saddex sannadood oo Xadhig ah iyo min Hal Milyan oo Lacagta dalka ah, ka dib markii ay Maxkamadi ku…

Read More

USA: Saynisyahanno isku dayaya in ay soo Nooleeyaan dad dhintay

Washington, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Maraykanka ayaa sharkad ka ganacsata qalabka iyo tiknoolajiga bayoolojiga u fasaxday in saynisyahannadeedu 20 qof oo dhintay ay isku dayi karaan in ay soo nooleeyaan [ILLAAHAY ayaa wax soo nooleeyee]. Saynisyahannadani waxay adeegsan doonaan qalab elektaroonic ah  iyo maaddada la yidhaa “amino acid” iyo qalabyo kale oo ay yidhaahdeen waxa…

Read More

Shir Somaliland iyo Itoobiya uga Socday Degmada Faraweyne oo la soo Gunaanaday iyo Qodobada ka soo baxay DAAWO

Faraweyne, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Degmada Faraweyne ee Xuduudka Somailand iyo Ethiopia lagu soo Gaba-gabeeyey shir u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia kaasi oo u jeedadiisu la xidhiidhay sidii ay labada Dal ee Somaliland iyo Ethiopia ay iskaga kaashan lahaayeen Dhinaca Amniga isla markaana si wada jira loogaga Hortagi lahaa Cid kasta lidku ah Nabadgalyada…

Read More

Ururka Solja Oo Hambalyo U Diray Suxufiyiinta, Islamarkaana Tallooyina U Soo Jeediyey Xukuumadda

Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa hambalyo u diray suxufiyiinta, xuska maalinta madaxbannaanida saxaafada caalamka ee 3may awgeed  oo guud ahaan dunida looga dabaal dagayo, iyo suxufiyiinta dunidu ku kala sugan yihiin duruufo kala duwan. Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa soo saaray war-saxaafadeed, waxaanu u…

Read More

Wefti ka Socda Maamul Goboleedka Punt land oo Gaadhay Degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo iyo Ujeedada Safarkooda DHAGAYSO

Taleex, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ka socda golaha wasiirada dawlada Puntland ayaa gaaray degmada  Taleex ee gobolka Sool halkaasi oo ay u tageen furida mashaariic horay looga fuliyey degmadaasi.   Wasiirka Wasarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland  ayaa degmada taleex xariga ka jartay xarunta wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland.   Wasiirka Haweenka Aniso Xaaji…

Read More

Dareewalkii la soo Goostay Gaadhiga Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo ka hadlay Sababta ku Kaliftay inuu Baabuurkaas la soo Baxsado DAAWO

Buuhoodle 4.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawaan Magaalada Garowe kala Soo Baxsaday Gaadhi uu Leeyahay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Punt land Mid ka Mid ah Dareewaladiisa iyadoo ay agagaarka degmada WidhWidh ku qabteen Ciidanka Qaranka ee Somaliland . Gaadhigan ayay Somaliland dib ugu Celisay dhinaca Maamul goboleedka Puntland.  

Read More

“Way isku Xidhan Yihiin Amaanka Somalia iyo Itoobiya” Madaxweynaha Maamul Goboleedka Gal Mudug DHAGAYSO

JigJiga, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xusseen Guuleed, ayaa sheegay in amaanka Soomaaliya iyo Itoobiya ay is ku xiran yihiin islamarkaana ladoonayo in laga wada shaqeeyo Amaanka guud.   C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa Waxa uu tusaale u soo qaatay xuduuda ay wadaagaan Itoobiya iyo Galmudug hadii ay colaad halkaasi ka bilaabato in amaanka…

Read More

Ciidammada Soomaaliya oo Burburiyey Xarun Daacish ka furatay Jannaale iyo Ajaanib ay ku laayeen Weerarkaas DAAWO

Jannaale 4.May 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada sida gaarka ah u tabobbaran ee Kamaandowsta Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday inay Burburiyeen Xarun Tabobbar oo ay Kooxda Daacish ee isku-magacawday dowladda Islaamka (ISIS) ay ka furatay degmada Jannaale oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya, halkaasoo ay ku laayeen 12 Xubnood oo Ajaanib iyo Soomaali isugu jira,…

Read More