Sheekh Aadan Siiro Oo Farta Ku Fiiqay Xafiisyo U Furan Magafeyaasha Dhalinyarada Tahriibiyaa Hargeysa Ku Leeyihiin
Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dhallinyarada reer Somaliland ee Badaha ku dhimanaya markay Dalka Ka Tahriibaan, isagoo ku taliyey in wax laga qabto Dadka Mukhallasiinta ah ee ka shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada. Sheekha oo kaga hadlay Masuuliyadda, ayaa sheegay in Aafada Tahriibka ay keenayso shaqo la’aanta Dhallinyarada…
