Waraysi Qiiro Leh Oo Meel Xeeb Ah Lagaga Qaaday Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Ka Bad Baaday Doontii Dhawaan Qaraqantey Iyo Xusuusta Ay Ku Reebtey Dhacdadaasi DAAWO
Hargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Jamaal Osmaan oo ka mid ah wariyayaasha Somalida ah ee ka hawl gala Tvga loo yaqaan Chanell4 ee dalka uk ayaa warbixin qiiro badan kasoo diyaariyey qaar ka mid ah dhalinyaradii somalida ahaa ee ka bad baaday doontii ay ku dhinteen in kabadan 400 oo qof. Waraysigan ayaa wariye Jamaal uu…
