Baraamijka Xulashada Iyo Shaafi oo looga hadlayo heeshiskii Garoowe iyo Dawlada Fedraalka Daawasho Wacan
London24April16(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Iyo Shaafi oo looga hadlayo heeshiskii Garoowe iyo Dawlada Fedraalka Daawasho Wacan

qurbejoog
London24April16(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Iyo Shaafi oo looga hadlayo heeshiskii Garoowe iyo Dawlada Fedraalka Daawasho Wacan
Athens 23.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland iyada oo ka duulaysa Masuuliyada ka saaran Muwaadiniinteeda meel kasta oo ay dunida kaga sugan yihiin, isla markaasna gudanaysa Waajibka ka saaran Muwaadiniintii Somaliland u dhashay ee ay dhibaatadu ka soo gaadhay Doonidii kasoo baxday Dalka Masar ee ku Qarraqantay Badweynta Mediterranneanka, waxa ay Xukuumadu Dalka Giriiga u…
Hargaysa 23.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada s/land ayaa maanta riig biyood gaadhsiisay banka qool-caday ee degmada sallaxley, riigaas oo lagu qodayo labo ceel iyo labo dhaam.
Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Faahfaahinno dheerada ayaa kasoo baxay dagaalka la sheegay in uu ka socdo deegaanka Banka-Qoocaday ee degmada Sallaxley, halkaasi oo uu dagaal ku dhex-marayo Ciidanka dowladda Somaliland iyo dadka deegaanka. Ugu yaraan 5 ruux ayaa dagaalka ku dhaawacmay sida ay sheegayaan ilo-wareedyo madax-bannaan oo halkaasi ku sugan, waxaana wararka qaar ay sheegayan…
Muqdisho, 23,4,2016 (QJ/SDN) – 12 bishan waxaa muqdisho lagu soo gebo gabeeyay shirkii madasha wadatashiga oo socday muddo labo maalmood ah, waxaa ka qayb galay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaasha dowladdaha qeybta ka ah Dowladda dhexe. Shirka waxaa laga soo saaray hishiis ku saleysan aayaha soomaaliya gaar ahaan habka ay u dhici doonto Doorashada…
Hargaysa 23.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska,Queen Elizabeth II. Boqorada oo baarka ka jartay sagaashan sannadood, dalkaana boqorad ka ahayd muddo 64 sano ah, ayaa waxa xuska dhalashadeedu ka dhacay meelo badan oo…
Muqdisho, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Gaadiid ay wateen Ciidamada Ururka Midowga Afrika ee ka hawlgala Somalia [AMISOM] ayaa goor-dhaw nin waayeel ah ku jiireen isgooska KM-4 ee Muqdisho, waxaana gaadiidkan is-hortaag ku sameeyay kana diiday inay baxsaan qaar ka mid ah shacabkii halkaas ku sugnaa. Ma ahan wax cusub inay AMISOM gaari shacab ku jiiraan, balse…
Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Murashax Maxamed Xasan Xaashi Finad oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada aqalka Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay goordhaweyd xaalada cakiran ee ka taagan deegaanka Banka-Qoolcadey, halkaasi oo uu dagaal ku dhex marayo ciidanka dowladda Somaliland iyo dad shicib ah oo deegaan ah. Maxamed Xasan Finad ayaa masuuliyadda dagaalka halkaasi…
Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – War deg deg ah oo hadda nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in uu hadda dagaal ka socdo deegaanka Banka Qoolcadey oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodi-jeex. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyo ciidamada dowaladda Somaliland iyo Malleeshiyo beeleed halkaasi ku sugan, iyadoona lasoo sheegay in dagaalkani uu sababay…
Hargeysa, 23, 4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland Mudane Aadan Dhoolla-yare ayaa qoraal uu ku baahiyay Bartiisa Facebook , waxaa uu kaga jawaabay Maqaal uu shalay qoray Dr.Xuseen-Xoog oo ahaa Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland. Aadan Dhoolla-yare ayaa Dr.Xuseen-Xoog ku eedeeyay in uu masuul ka ahaa dhibaato horay uga dhacday Riig magaalada Hargeysa…
Geneva, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wiilkan oo l;agu magacaabo Xuseen Dayib Maxamuud ayaa sheegay in uu iskaga tegay dalka Switzerland kaddib markii la diiday codsigiisii Qaxoontinimo. Wuxuu sheegay in lacag dhan $7,500 ay kaga baxday socdaalkii uu ku yimid qaaradda Yurub, isagoona sheegay in haatan wixii ka danbeeya uu doonayo in uu dib ugu laabto dalkiisii…
Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warran-Cadde oo safar kaga soo laabatay Kenya, ayaa kajawaabay eedayn Somaliland ay u soo jeedisay laanta socdaalka Somaaliya.
New-york, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Golaha Ammaanka ee QM, ayaa Warbixin ay soo saareen maanta ku amaanay horumarka ay ku taallaabsatay Dowladda Federaalka Somalia, kuwaas oo ay sheegeen in la sameeyay afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Siyaasadda dalka. Warbixinta Golaha Ammaanka ayaa waxay imaanaysaa kaddib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu 19-kii…
The few survivors of a boat carrying hundreds of migrants and refugees that capsized in the Mediterranean, have been speaking of their ordeal. It is feared as many as 500 people may have died, when their vessel sank on its way from Libya to Europe earlier this week. Just 41 people were rescued and taken…
Reporters Without Borders is concerned about the possible prison sentences that three journalists are facing in two separate cases in Somaliland and urges the judicial authorities to respect this autonomous region’s constitution and press law, which guarantee freedom of information. A court in Hargeisa, Somaliland’s capital, is due to hear the two cases tomorrow. One…
Hargeysa , 23,4,2016(QJ/SDN) – War qoraal ah oo goordhaweyd kasoo baxay Guddida Sahan Barwaaqo [Guddida Guud Ee Beelwaynta Ciidagale] ayaa lagu sheegay in guddidaasi ay taageersantahay in biyo laga soo saaro deegaanka banka Qoolcaday oo muran badan ka taaganyahay murshruuc ay biyahaasi horudhac u yihiin. Sahan-Barwaaqo ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in ay wakhti kooban isku…
Addis-ababa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska,Queen Elizabeth II. Boqorada oo baarka ka jartay sagaashan sannadood, dalkaana boqorad ka ahayd muddo 64 sano ah, ayaa waxa xuska dhalashadeedu ka dhacay meelo badan oo ka…
Washington, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington DC ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda codka Mareykanka ee VOA. Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow. Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka…
Hargeysa (QJ/SDN) – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay riig dhawaan la sheegay in la gayn doono deegaanka banka qoolcaday, wallow aan weli la gayn, isagoona suldaanku sheegay in riiga halkaasi la gayn doono dhawaan, dadka hor taaganna u sheegay in aanay meesha ku dhimanin. https://www.youtube.com/watch?v=jlZcTlSw16Q
London (QJ/SDN) – Aqoonyahan Maxamed Haaruun oo ka tirsan xisbiga UCID ayaa daaha ka fayday in Faysal Cali Waraabe uu damacsanyahay in uu markale isku soo taago xilka madaxnimo eexisbiga UCID. https://www.youtube.com/watch?time_continue=187&v=ihtje9cwQks