Madaxweyne Barack Obama oo Britain ku tagay booqashadisii ugu dambeysay inta uu xilka hayo

London (QJ/SDN) – Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama ayaa Britain booqashadiisii ugu dambeeyay intuu Madaxweynaha ka ahaa dalka Mareykanka iyadoo ay booqashadiisan uu habeenkii Khamiista ku tagay UK ay qaadan doonto saddex maalin. Booqashada Obama ayaa kusoo beegmaysa iyadoo bisha Juun ee sannadkan 2016-ka lagu wado inay UK ka dhacdo afti loo qaadayo in Britain ay kasii…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.April 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Qorshaha Cusub ee Xukuumadda Somaliland kula Dagaalamayso Tahriibka Iyo Xusuusta Balanqaadyo aan Hirgalin Oo Madaxweyne Siilaanyo Wakhtigii Ololaha Doorashada U Jeediyay Dhallinyarada

Hargeysa, 22 April, 2016-(SDN/QJ):– Waxa Illaa Hadda Dadweynaha Somaliland Wer-wer iyo Walaac ka muujinayaan Khatarka ka iman karta Haddii Tahriibka Dhallinyaradu halkiisa ka sii socda, ka dib markii Toddobaadkii hore Dhallinyarada Afar Boqol oo Dhallinyaro Reer Somaliland u badan u Halligmeen Badda u dhexeysa Masar iyo Talyaaniga. Dadweynaha oo Siyaabo kala duwan uga hadlayey Dhibaatooyinka…

Read More

Magacyada Hooyo Lahayd Uur 7 Bilood Ah Iyo Seygeeda Oo Ku Dhintay Doontii Qaraqantey + Dareenka Xanuunka Leh Ee Ehelladooda DAAWO

Burco, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Waalidka iyo Ehelka Axmed Shuuriye Ibraahim iyo Kawsar Jaamac Xasan oo ahaa Lamaane is qaba oo ku jiray Dadkii Reer Somaliland ee Toddobaadkii hore Doontu kula degtay Badda u dhexeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga, ayaa ka warramay dareenkooda, waxayna iyaga oo dhammaantood ilmeynaya sheegeen inay ka xun yihiin dhibaatada soo…

Read More

” Dawladu ha Joojiso Nidaamka Qabyaaladaysan ee ay Shaqada Ku Bixiso,Waayo Waa Arrimaha Keenaya in Dhallinyaradu Tahriibto,Sidoo Kale Dhallinyarooy Dabaasha Barta” Afkaaraha Kala Duwan ee Xawli Socodka Tahriibta DAAWO

Hargaysa, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Madaxda Dawlada,Siyaasiyiinta Mucaaridka, Aqoo-yahanada, iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa afkaaro kala duwan ku Cabiray Korodhka Tahriibka dhallinyaradda. Doodan ayaa Xiligan waxaa soo Kiciyey dhacdadii Masiibada ahayd ee ay ku naf waayeen dhallinta Boqolaalka Kor u dhaafaya kadib markii doontii ay saarnaayeen kula qarqoontay bada u dhaxaysa Masar iyo…

Read More

Dawlada Somaliland Oo Goor Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhaceen Baadi Goobeysa Shabakadaha Dhallinyarada Tahriibiya, Waalidiintana Beer Jileec Ku Canaanatey

Hargeysa, 22 April, 2016-(SDN/QJ):– Xukuumadda Somaliland, ayaa wada Qorshe ay Xididdada ugu siibeyso Shabakadaha Ka shaqeeya Tahriibinta Dhalinyarada, kuwaasi oo la aaminsan yahay inay ku sugan yihiin gudaha Dalka isla-markaana isku xidhaan Qofka Tahriibaya illaa Mukhalasiinta Doonta Saara. Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa…

Read More

Dawlada Federalka Soomaaliya oo Hay’adaha Taageera dhalinyarada ka Codsaday Shaqo Abuurka Soona Saaray Awaamiir lagu Joojinayo Tahriibka

Muqdisho, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – R/wasaare Ku Xigeenka dawlada federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xalay shir Saxaafadeed ku qabtay Xafiiska R.wasaaraha ayaa ka tacasiyeeyay Musiibada Maalmo ka hor ay ku Halaagsameen Dhallinyaro Soomaaliyeed oo doonayay in ay Tahriib ku galaan Dalalka Yurub. Mudane Cumar Carte ayaa ku Amray Hay’adaha Ammaanka in ay bur-burriyaan…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Socdaal ku Maraya Goobaha ay ka socoto Dhismaha Jidka Ceerigaabo DAAWO

Gar-adag, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” oo Socdaal Shaqo ku maraya Gobolada bari ee dalka ayaa Gaadhay Deegaamada uu ka socdo Mashruuca weyn ee dhismaha Waddada isku xidhaysa Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco.

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Beenisay inay Wax Wada hadal ah Xiligan la Furtay Somalia,Jawaabna u dirtay Xisbiga Waddani DHAGAYSO

Hargaysa, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Xukuumadda Somaliland, ayaa beenisay warar warbaahinta gudaha qoraysay maalmahan, kuwaasi oo sheegayay in si hoose u bilowday wada-hadalladii ay Turkiga kula lahayd dawladda federal-ka Somalia. Shir jaaraa’id oo wasiir-ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda, ahna ku-simaha wasiirka Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-keyse) ku qabtay magalada Hargaysa, ayuu ku caddeeyey inaysan arrintaasi jirin.  …

Read More

“Tagiska Turkiga Ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda & Madaxtooyada, Waxaanu U Aragnaa In Xukuumaddu La Dhuumaneyso Wada-Hadallada Somaliya, Oo La Xaraashayo Qadiyadda S/Land..” Xildhibaan Buubaa

Hargeysa, 22 April, 2016-(SDN/QJ):– Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna Af-Hayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa si ba’an u dhaliilay qaab dhismeedka iyo hawlqabadka guddida ictiraaf raadinta Somaliland iyo waliba socdaalka ay Wasiiradda Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyadu ugu maqan yihiin dalka Turkiga. Xildhibaan Buubaa oo warbaahinta ugu waramayey…

Read More

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo Shaaca ka qaaday inuu Mar kale isu Taagayo Hanashada Kursiga u Sareeya Somalia DHAGAYSO

New York, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Madaxwaynaha Dawlada federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu dabayaaqada sanadkan uu ka qayb galayo doorashada ladoonayo inay ka dhacdo wadanka gudihiisa. Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa soo hadal qaaday inuu keenayo ajandayaal cusub kuwaas uga qayb galayo doorashada Soomaaliya ee soo socota.   Madaxwaynaha ayaa mar…

Read More

Waxgaradka iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Arxan daradii lagu dilay laguna gubay 7 Qof Shacab ah DHAGAYSO

Muqdisho, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay masiibadii ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose ee lagu gubay 6 caruurta iyo ayeeyeydood.   Waxgaradkan oo ka kala socday bulshada rayidka ah iyo maamulka koonfur galbeed si kulul u canbaareeyey falkaasi foosha xun ee…

Read More

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay dagaalkii Alshabaab ee Addis Abab loo qaaday

Addis Ababa, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas oo Safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia ayaa booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay dagaalkii Puntland lagaga sifaynayey   kooxihii Al-shabaab ee duullaanka kusoo qaaday Puntland, kuwaas lagu dabiibayo cusbitallo ku yaalla magaalada Addis Abab ee xarunta dalka…

Read More

Dawlada Sudan oo Ku dhawaaqday inay Dalkeeda Joogaan Silsilada Dadka Tahriibisa ee Ka Ganasada Basharka Aadamaha

Khartoum, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Dawlada Sudan ayaa ku dhawaaqay inay dalkeeda joogaan shabakado loo adeegsado tahriibinta dadka. Wasiirka arimaha gudaha ee wadanka Sudan General Cismat Cabdiraxmaan oo u waramay wargayska Al-sudani ee dalkaasi ka soo baxa ayaa sheegay inay Magaalada caasimada ah ee Khartuum ka jiraan xarumo lagu tahriibiyo basharka aadamaha, kuwaasoo ay ku…

Read More

Dr.Xuseen-Xoog: ‘Mashruuca Banka Qoolcaday Xal Mushkilad Qaran Mise Mid Deegaan?’

Nin abwaan ah oo gabay fiican meel fagaare ah ka tiriyey ayaa gabaygiisa ku bilaabay: Kolkastoo la gaadhaba                 adduun kiis hor laa imane Midh kutidhi-kuteen ihi                Mar buu hadimo keenaaye Kelmed layska sheeg-sheego         oo loo kufaa badane Kolley iyo kolleytana                     khilaaf waa karaahiyo  eh           Anigoo kaskay doodayoo                kal iyo laab xaadhan Kaftan laguma daalee                      run…

Read More

SIILAANYO: ‘’Waxaan amrayaa in noocyada Magafayaasha la cidhib tiro Ciqaab adagna la marsiiyo’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha…

Read More

Nin Degmada Balli Dhiig ee Gobolka Togdheer Ku Gawracay Wiil yar oo 12 Jir ah Iyo Shirkii Golaha Wasiirada oo lagaga Hadlay Masiibadii ka Dhacday bada Mediterranean

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha…

Read More

Afar Qodob Oo Ay Isla Garteen Aqoonyahanada Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga Ku Wada Hadlayay

Ankara, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Kulankii u socday aqoonyahano ka kala socday dalalka Somaliland iyo Somaliya ee ku qabsoomay dalka Turkiga, ayaa shalay la soo gunaanaday, waxaana laga soo saaray afar qodob. Kulankan, oo socday laba maalmood waxa dadka ka qayb galay kala hoggaaminayay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan oo ah la taliyaha wasiirka arrimaha dibadda Somaliland…

Read More