Wasiirkii hore ee Caddaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Oo Sharaxay Hadimooyin Uu Ku Eedeeyay Gudoomiye Muuse Biixi,Soona Bandhigay Qodobo uu Gudoomiyuhu Baalmaray DAAWO
Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Af-hayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa hadal kooxeed ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Guddida fulinta xisbigaas oo lagu sheegay in xilkii iyo xubinimadii KULMIYE-ba laga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenadii 2-aad iyo 3-aad Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo iyo Cabdiraxmaan Talyanle. Afhayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sharaxaad…
