Cabdi Good Oo Abla ableeyay Somaliland & Sad Bursiga Beesha Dhaxe “Inta kalana Aan Qaato Waxaa Cidi Inaga Yeeli mayso” DAAWO

Sweden, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Cabdi Good Abees oo Ku soo Caan baxay Barnaamijka Isir raaca af Somaliga ayaa ka hadlay Sad bursi ka Taagan Somaliland,Xuska Munaasibada 18 May iyo Qodobo kale. Hadalkan Cabdi Good Waxa uu ka Jeediyey Shirka Dalada Guud ee Jaaliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub oo ka dhacay dalka Sweden. https://www.youtube.com/watch?v=NRDwWEvqaVo

Read More

Jaamacadda Hargaysa iyo Bulshada Degmada Gacan Libaax oo Kaalmo Gaadhsiiyey Gudida abaaraha ee dalka DAAWO

Hargaysa, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Xaafadaha kala duwan ee ay ka Kooban tahay Degmada Gacan Libaax ee Caasimada Hargaysa ayaa Qaadhaan raashin ah oo ay kaga qayb qaadanayaan Gurmadka abaaraha waxay maanta ku wareejiyeen Maayarka Caasimada Hargaysa. Dhinaca Kale Gudidda Heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Taakulo Lacageed ka Gudoomay Jaamacada Hargaysa oo ay kaga…

Read More

Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Lagaga Hadlay Dhallinyarada Soomaalida Ah Ee Ku Biira Dagaallada DAACISH Ka Waddo Suuriya Iyo Ciraaq

Bristol, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Magaalada Bristol ee dalka Britian waxaa ka dhacay kulan ballaadhan oo looga hadlayey dhalinyarada u dagaalka taga dalalka Suuriya, Ciraaq iyo meelaha kale iyo sida looga hortegi karo. Kulankan waxaa ka qayb galay qaybo ka mida bulshada Soomaaliyeed, Laamaha Ammaanka iyo Ciidamada Booliska, iyo ururada bulshada Rayidka ah.   Bulshada…

Read More

Itoobiya Oo Maamulka Gobolka Awdal Ku Soo Wareejiyay Saddex Nin Oo Baabuur Ka Dhacay Somaliland

Boorama, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan iyo taliska ciidanka booliska gobolka Awdal,ayaa kala wareegay Maamulka Gobolka Sici ee  dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, koox shufto ah oo gaadhi Xamuul ah ka dhacay gudaha Somaliland gaar  ahaan gobolka Awdal iyo gaadhiga ay dheceen iyo saddex qof  oo ay ku kaxaysteen. Dhacdadan oo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo ka qayb galay Dufcad ka qallin jebisay Jaamacada Golis Faraceeda Magaalada Berbera DAAWO

Berbera , 12 April, 2016-(SDN/QJ): –Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Munaasibad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay Arday ka qallin jebisay Faraca Jaamacada Golis ee Magaalada Berbera. Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada madaxwaynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa tilmaamay waxtarka tacliintu…

Read More

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Ka Fal Celinayso Hadal Xaqiraad Ah Oo Ka Soo Yeedhay Dawladda Masar

Hargeysa, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa jawaab adag ka bixisay qoraal Wasaarada Arrimaha Dibedda Masar ka soo saartay booqadho wefti ka socday dhowaan ku yimaadeen caasimada Hargeysa, laguna deedefeeyey mowqifkii shacabka Somaliland ugu codeeyeen la soo noqoshada madaxbanaanida dalkooda.   Warsaxaafadeed lagu baahiyey barta wasaarada Arrimaha Dibedda Masar, kuna saxeexnaa Mr. Maxamed…

Read More

Hooyo Leh Uur 8 Bilood Ah Oo Dhaawac Culus Ka Soo Gaadhay Deyr Uu Dumiyey Roob Ka Da’ay Boorama

Borama, 12 April, 2016-(SDN/QJ): – Roob Habeen hore ka da’ay Magaalada Boorama, ayaa waxa ka dhashay khasaare Dhaawac ah, ka dib markii Lamaane is-qaba uu ku dumay Deyr Weyn oo Aqal Soomaali uga garab dhisnaa.   Roobkan oo Da’ayey  Muddo Hal Saac ah, ayaa Deyrka uu dumiyey waxa uu baa’biiyey Aqal-Soomaali ay ku jireen Hooyo…

Read More

Nin Ka Tirsanaan Jiray Xarakada Al Shabaab oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Magaaladda Laascaanood

Laascaanood 11.April 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay dablay huubaysani ay dileen nin lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Axmed (Carabeey) oo hore uga tirsanaa ururka al Shabaab ee ka dagaalama meelo ka mid ah Soomaaliya. Dablay hubaysan ayaa dhowr xabo oo rasaas ah kaga dhufatay madaxa xilli uu sii galayey…

Read More

Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Xabsi Muddo Dheer Ah Lagu Xukumay

Hargeysa, 11,4, 2016 (QJ/SDN) – Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ayay ciidamada Somaliland xabsiga dhigeen dabayaaqadii sanadkii hore kaasi oo illaa hadda xabsiga ku jira.  Warar hoose oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in abwaanka la xukumay iyadoo lagu xukumay xabsi muddo dheer ah. Inkastoo…

Read More

Sacuudiga iyo Masar oo Heshiis ka Gaadhay Dhisida Buundo Isku Xidhi Doonta Qaaradaha Afrika iyo Asia

Riyadh,11,4,2016 (QJ/SDN) – Boqor Salmaan Bin Cabdul Caziiz-ka Sucuudiga ayaa sheegay inay heshiis wada gaadheen wadanka Masar iyo Sacuudiga kaasoo ku saabsan dhisida buundo kormarta Badda Cas oo si toos ah isugu xidheysa labada dal. Boqortooyada ayaa arrintaan uga dhawaaqday telefishinka kadib kulankii madaxweynaha Masar, Cabdal Fataax el-Sisi iyo boqor Salmaan ka hor heshiiskii labada…

Read More

SAMATAR: ‘’Dadka Reer Somalilandna Markaad La Sheekaysato Qaar badan baa Ku Odhanaya 18-ka MAY reer baa iska leh’’

Hargeysa, 11,4,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ku baaqay in qaab kale loo dhigo xusaska iyo dabaal degyada maalmaha qaran ee ay shacbiweynaha Somaliland sanad kasta ku muuneeyaan qarannimadooda sida xuska maalinta la soo noqoshada madax banaannidii luntay lixdankii ee 18-ka May. Axmed Ismaaciil Samatar waxaa sidoo kale uu dhaliillay  sawirka iyo hummaaga…

Read More

Somalia’s al-Shabab journalist Hassan Hanafi is executed

Mugadishu (QJ/SDN) – A Somali journalist who helped al-Shabab kill five fellow reporters has been executed by firing squad. Hassan Hanafi, once a respected broadcaster, was sentenced to death last month by a military court in the capital, Mogadishu. He assisted the Islamist militant group by identifying possible targets amongst journalists between 2007 and 2011….

Read More

Daawo:- Arday Reer Somaliland Ah Oo Ka Qayb-galaysa Tartan Caalami Oo Ka Dhacaaya Dalka Qatar

Hargeysa (QJ/SDN) – Afar arday oo reer Somaliland ayaa ka kicitimay magaalada Hargeysa iyagoona gaadhay waddanka Qatar magaalada Dooxa, waxaana ardaydani ay ka qayb-gali doonaan Tartan [Dood] aqooneed heer caalami ah oo ay ka qayb-galayaan waddamada jaamacadda Carabta. Ardayda reer Somaliland eek a qayb-galaysa tartankani ayaa waxa hoggaaminaya maamulaha dugisyada Blooming Cali Axmed Maygaag isla…

Read More

Daawo:- Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Xasan Xanafi

Muqdisho,11,4,2016 (QJ/SDN) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia, ayaa goor-dhow oo maanta ah xukun dil toogasho ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo laba jeer oo isku xiGta lagu riday xukun dil ah. Xasan Xanafi oo ciidanka nabad-sugidda Somalia loosoo gacan-geliyay dhamaadkii 2014-kii, ayaa makamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka Sida – waxay…

Read More