Gudida Anshaxa ee Xisbiga Ucid oo ku dhawaaqay inuu Cali Guray Waayay Xubinimadii Xisbigaas iyo Kala Dhantaalnaanta Qoraalkooda AKHRI

Hargaysa 09.April 2016 (SDN/QJ):- Gudida Anshaxa ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in  ay Maanta Go’aamiyeen inuu Xubin-nimadii Xisbigaasi waayay Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ay Sheegeen inay Hore u siiyeen Digniin kama danbays ah. War qoraal ah oo uu ku Saxeexan yahay Gudoomiyaha…

Read More

Daawo Hablaha Guban iyo Xeeb ee Reer Uk oo Casho sharaf ku Maamusay Maamulaha Madaarka Hargeysa

London09April16(SDN/QJ) Xaflad aad iyo aad u qima badan oo kulmisay dhamaan bulshada reer Uk ku dhaqan oo ay soo qaban qabiiyeen Habalaha Guban iyo Xeeb o  lagu soo dhawaynayey Maamulaha Madarka Hargaysa Mudane Maxamed Yusuf ayaa waxa ka dhacday Galbeedka London,Xafladan oo ka soo qayb galeen Fanaaninta reer Uk Odayaal dhaqameed iyo La taliyaha madaxwaynaha…

Read More

SAWIRRO: Saxaafadda Somaliland Oo Ka Doodaysa Wax ka baddalka iyo Dhaqan galinta Xeerka Saxaafadda

Hargeysa (QJ/SDN) – Dallada suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa soo qaban-qaabisay kulan lagu lafa guraayo xeerka saxaafadda Somaliland ee xeer No:27/2004, waxaana kulankani uu daba socday kulamo hore oo loogu ololaynaayay wax ka baddalka iyo dhaqan galinta xeerka saxaafadda Somaliland. Kulankan oo mudo Sedex Cisho ah socon doona ayaa waxa lagu lafa guri doonaa Qaybtii…

Read More

Madaxweyne SIILAANYO Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Dhigiisa Dalka Jabuuti GEELLE Oo Markale La Doortay

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa shacbiga iyo dawladda jabuuti, doorashada sida nabadgelyada ah uga qabsoontay dalkaasi shalay oo Jimce ahayd, isagoo si gaara hambalyadaasi ugu diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Afraad loo doortay hoggaaminta dalkiisa. Waxanu madaxweynuhu yidhi “Anigoo…

Read More

War Deg Deg Ah: Qarax Gaadhi loo adeegsaday oo Goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (QJ/SDN) – Waxaa goordhaweyd qarax gaadhi loo adeegsaday uu ka dhacay afaafka hore Maqaayad lagu magacaabo Rajo oo kutaala Xaafada Maana Boolyo ee Degmada Shibis magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dilay ugu yaraan saddex ruux waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan shan…

Read More

Daawo:- Maxkamadda Ciidamada oo Xukun dil Toogasho ah ku Fulisay Raggii fuliyay dilkii Wariye Hindiya

Muqdisho (QJ/SDN) – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DF Somalia, ayaa saaka dil Toogasho ah ku fulisay Rag la sheegay in ay ka dambeeyeen dilkii Hindiya Xaaji Maxamed oo ahayd wariye u shaqeynaysay Radio Muqdisho oo qarax lagu dilay December, 2015-kii. Xasan Nuur Cali Faarax iyo C/risaaq Maxamed Barrow oo Maxkamadaha ciidamadu ay ku Xukumeen…

Read More

Daawo:- Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Si Kulul Ula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheekh

Muqdisho (QJ/SDN) – Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka Shafiy Sir Badan oo aan horey loo ogeyn asagoona sheegay inuu diiday ka dib markii loo magacaabay Safiirka dalka Soomaaliya ee magaalada Washington ee dalkaas Mareykanka. Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo warbaahinta la…

Read More

Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada Dalka Jabuuti iyo Madaxweyne Geelle Oo Ku Guulaystay

Jabuuti (GM) – Natiijada hordhaca ah ee doorashada dalka Jabuuti ayaa waxa ay sheegaysaa in madaxweyne Geelle markale ku fadhiisan doonno kursiga madaxtinimo ee dalkaasi, isagoona ka guulaystay shantii murashax ee kale. Madaxweyne Geelle ayaa xilka madax-tinimo ee dalkaasi hayay muddo ku siman 17-sanno waana markii Afraad oo la sheego in uu ku guulaysanayo doorasho…

Read More

DHAGEYSO:- Mid ka mid ah Madax-dhaqmeedka PUNTLAND Oo Ku Baaqaya In Reer Koonfureedka laga saaro Deegaankooda

Gaalkacyo (QJ/SDN) – Yaasiin CabdiSamad oo ka tirsan Odoyaasha dhaqanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in dadka reer Koonfureedka ahi dhibaato iyo qaraxyo ay ka gaystaan deegaanada Puntland, isla markaana ay tahay inay deegaanada Puntland sIda ugu dhakhsaha badan uga baxaan dadka reer koonfureed gaar ahaan gobollada Baay iyo Bakool dadka kasoo jeeda Hadalkan…

Read More

Daawo:- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dekedda Berbera

Berbera (QJ/SDN) – Madaxweyne-ku-xigeenk.Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil “Saylaci” ayaa waxa maanta soo kormeerey qaybaha kale duwan ee dekedda Berber. Waxa uu Saylici ku ammaanay Maareeyaha dekedda Berbera wax-qabad la taaban karo oo uu ka hir-geliyey guud ahaan dekedda Berbera, waxaana uu tilmaamay in uu si hagar la’aan ah uu uga shaqeeyey ballaadhinta, casriyeynta iyo weliba dib-u-habeynta…

Read More

Daawo:- Tv-ga Aljazeera Oo Baahiyay Barnaamij 1998-kii Uu Somaliland Ka Diyaariyay, Oo Taariikh Iyo Dhacdooyin Badan Xambaarsan

Taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay. Hargeysa (QJ/SDN) – Telefishanka dalka Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, gaar ahaan laantiisa afka carabiga, ayaa dib mar kale u baahisay barnaamij ay 1998-kii, ka diyaariyeen, taariikhda Somaliland, dhibtii…

Read More