Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo sii sagootiyey Afar arday, oo Dood aqooneed kaga qayb galaya dalka qatar.
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):-Ardaydan oo ka kooban afar arday oo ka kala socda Dugsiyada Blooming School iyo Young Muslim Academy, ayaa waxa ay ka qayb gali doonaan tartan dood aqooneed luuqadda carabiga, oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota wadamada Jaamacadda Carabta, tartankaasi oo ka dhici doona magaalada Dooxa ee Dalka Qatar. Ugu horreyn…
