Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Oo Madaxweyne Siilaanyo Qaabilay
Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ms. Harriet Mathews, oo ay weheliso Ms. Cat Evans oo ah ku xigeenka Safiirka dawladda Ingiriiska ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha oo ay kulanka ku weheliyeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi…
