Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Jabuuti,Isla markaana Xaal mastuur ku soo dhamaynaya Xadgudubkii ay Jabuuti ku soo samaysay Xadka Somaliland

Jabuuti 17.March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tegay Waddanka Jabuuti. Wasiirka arrimaha gudaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ujeedada Socdaalkoodu uu Salka ku hayo dhacdadii ka dhacday Xeebta Gobolka Salal ee ay isaga hor yimaadeen Labada Ciidan ee Ilaaladda Xeebaha ee…

Read More

Kumanaan qof oo soo dhawayn ay u adeegsadeen Fardo, gaadiid, ubax, caleemo-qoyan ku qaabilay weftiga Guddoomiyaha KULMIYE + nuxurka khudbad murrashax Muuse Biixi u jeediyey reer Gabiley DAAWO

Gabiley 17.March 2016 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Gebilay oo ay u tegeen Wacyigelinta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dhawrkii cisho ee u danbeeyay ka socday Gobolkaasi. Weftiga oo ka kooban hoggaanka xisbiga, xubno wasiirro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, xildhibaanno ka tirsan…

Read More

Dareen noocee ah ayay Bulshadda ku dhaqan Degmadda Allay baday ku qaabileen Weftiga Xisbiga Waddani? DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani ayaa u Muuqda kuwo iska daba maraya deegaanadda kala duwan ee diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ka socoto,Maalintii Shalay Waxay Hogaanka labada xisbi isaga kala dab qaadeen Gobolka Gebilay deegaamadiisa. Madaxda Sare ee Xisbiga Waddani oo uu hogaaminayo Gudoomiye Cirro ayaa Kormeer ku soo maray Jiido ka tirsan Degmada Allay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Maanta la Kulmay Boqorka Dalka Kuwait iyo Arrimaha ay ka wada hadleen DAAWO

Kuwait 16.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftiga uu hor kacayo ee safarka shaqo ku jooga dalka Kuwait ayaa maanta la kulmay boqorka dalkaas Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.   Kulankaas oo ahaa mid saxaafaddu debed-joog ka ahayd ayaa qaatay saacado, iyadoo labada dal ay ka wada hadleen, sii xoojinta…

Read More

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Ka Socda Dawladda Somaliya Oo Isku Gaadhay Dalka Kuwayt

Hargeysa (QJ/SDN) – Iyadoo uu habeen hore dalka Kuwayt gaadhay Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti kooban oo uu hoggaaminayaa, ayaa geesta kale waxa iyaguna halkaas gaadhay wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Somaliya Cabdisalaan Hadliye. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa dalkaas ku tagay sida ay madaxtooyadu sheegtay martiqaad rasmi ah oo uu ka helay boqorka Dalka Kuwayt oo…

Read More

Ergayga Qaramada Midoobay Oo Si Kooban Uga Hadlay Laba Kulan Oo Uu La Yeeshay Madaxweyne Silanyo Iyo Cabdiraxmaan-Cirro

Hargeysa (QJ/SDN) – Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Somaliya DanjireMichael Keating, ayaa qoraalo uu soo geliyay boggiisa twitterka, wuxuu kaga hadlay kulamo uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro. Danjire Keating, ayaa wuxuu qoraaladaas oo koobnaa ku sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo ka wada hadleen horumarka siyaasadeed ee Somaliland iyo arrimaha abaaraha halka ay…

Read More

Ra’iisul Wasaare Somalia oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Talyaaniga Matteo Renzi SAWIRRO

Rome (QJ/SDN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo booqasho ku jooga Talyaaniga, ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay dhiggiisa waddanka Talyaaniga, Matteo Renzi, waxayna kulankooda kaga hadleen arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka qotada dheer ee labada dal, arrimaha amniga iyo xoojinta iskaashiga labada dawladood. Sharma’arke ayaa uga…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta la kulmay ku xigeenka Madaxweynaha Burundi (SAWIRO)

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa xarunta madaxtooyada Somalia ee Muqdisho kula kulmay maanta madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta booqasho laba maalmood ah ku yimid Somalia. Xasan Sheekh ayaa ugu horreyn ka mahad-celiyay doorka naf-hurnimada leh ee dowladda Burundi ay ka Qaadanayso sidii nabad waarta loogu soo Dabaali lahaa…

Read More

Dagaal Culus oo Ciidanka Puntland iyo Xoogagga Al-shabaab ku Dhexmaraya Gobolka Nugaal

Garowe (QJ/SDN) –Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab oo dhawaanahan ku sugnaa deegaanno ku yaalla xeebaha-bari ee Puntland ayaa goor-dhow ka qarxay deegaanka Garmaal oo ka tirsan degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Wararka aanu ka helayno  Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku warrramaya inay dagaalladu billowdeen markii ciidamada Puntland…

Read More

Dawlada Djibouti oo Dagaalkii Ciidamada Somaliland dhexmaray ku Tilmaamtay Maleeshiyo Soo Xad-gudubtay DAAWO

Jabuuti 16.March 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka afka xukuumadda ku hadlaya ayaa habeenkii xalay war uu sii daayay kaga hadlaya dagaalkii ciidamada xeebaha Somaliland iyo Djibouti ku dhexmaray magaalo xeebeedka Saylac ee uu ku dhintay askariga ka tirsan ciidamada Somaliland. Xukuumadda Djibouti ayaa inkirtay jiritaanka Somaliland,iyagoo sheegay in rag hubaysan saarnaayeen Markab laga leeyahay dalka Masar oo…

Read More

Somaliland iyo Afartii Ruux ee u Horeeyay ee Nafaqo daro ka dhalatay abaaraha u geeriyooday DAAWO

Boorama 16.March 2016 (SDN/QJ):-Dalka Somaliland waxaa markii ugu horaysay la xaqiijiyey dad u geeriyooday nafaqo darada iyo gaajada ka dhalatay abaarta baahsan ee ka jirta dalkan JSL. Badhasaabka Gobolka Awdal oo maanta isagoo ku sugan magaalada boorama waxa uu ku dhawaaqay in afar qof ay macaluul darteed ugu geeriyoodeen deegaano hoos yimaadda Qun’ujeed, weedhaan iyo…

Read More

Boqortooyadda Sucuudiga oo Ka Hadlay kaalintii ay ka qaateen taakulaynta dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 16.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qaybgalay munaasabad ay gudiga abaaraha ee heer Qaran ku soo gebagebaynayeen qaybintii caawimadii Boqortooyada Sucuudigu soo gaadhsiiyeen Somaliland, gaar ahaan tii Gobolka Maroodijeex. Munaasabadaasi oo ka dhacday Xafiiska Gobolka Maroodijeex oo ay goobjoog ka ahaayen…

Read More

Aqoonyahanno Ajaanib ah oo Luuqadda iyo Suugaanta Soomaalida ka dhiga Jaamacado Dunida ah DAAWO

Hargaysa, 16, March,2016(SDN/QJ):- Aqoonyahanno Ajaanib Caddaan ah oo Jaamacado Yurub ah ka dhiga Luuqadda Afka Soomaaliga iyo weliba Taariikhda iyo Suugaanta Soomaalida oo ay Barteen, ayaa dhawaan booqasho ku yimi magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kuwaasoo ka sheekeeyey sidii ay ku barteen, xilligii ay barteen iyo heerka ay wakhtigan ka gaadheen ku hadalka iyo ku…

Read More

Ruusha Oo Hub Aan Horey Loo Arag U Isticmaalay Magaalo Isis Laga Saari Kari Wayay Oo Mar Qudha Dhulka Uu La Simay DAAWO

Hargaysa, 16, March,2016(SDN/QJ):- Wasaraadda gaashaandhigga Russia ayaa Salaasadii shalay sheegtay in tiradii ugu horreysay oo diyaaradaheeda dagaalka ah ay ka baxeen dalka Syria,inkasta oo Warar hada soo baxayaa ay sheegayaan inay weli socoto duqaymihii diyaaradaha ruushku ku hayaan kooxaha argagixisada ah ee ku sugan Suuriya. Tallaabadan ayaa timid maalin kadib markii madaxweyne Vladimir Putin uu…

Read More

DHAGEYSO: Wasiirka Amniga Puntland: Duullaanka nalagu soo qaaday kama gacan marna DFS

Garowe (QJ/SDN) – Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa dowladda federaalka Somalia ku eedeeyay inay soo abaabushay ciidanka Al-shabaab ee qabsaday xeebaha Bari ee Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Somalia ay Puntland ku abaabulayso kooxo argagixiso ah, iyadoo ku colaadinaysa diidmadii Puntland ee qaadashada habka awood-qaybsiga…

Read More

DHAGEYSO: Al-shabaab oo qabsatay Deegaanada Gara-cad, Kulub iyo Gar-maal Ee Puntland

Gaalkacyo (QJ/SDN) –  Ciidamadii ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee xalay la wareegay deegaan xeebeedka Gara-cad ee gobalka Mudug ayaa isaga baxay Deegaankaas, iyagoo u raqaanasaday dhinaca degmada EYL oo ka tirsan gobalka Nugaal. Ciidamadaan oo watay markii ay soo galayeen deegaanka xeebedka Garacad lix doomood oo kuwa waaweyn ah oo ay horay u Af-duubteen, ayaa…

Read More

Maxay ka Wadahadleen Waftigii uu hogaaminayay Wasiir Warancade iyo Madaxwaynaha Dawlad deegaan Somalida Ethopia oo maanta ku kulmay Magaalada Jigjiga?

Jigjiga, 15, March,2016(SDN/QJ):-Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed warancade ee safarka shaqo ugu maqnaa dowlad deegaanka somaalida itoobiye, ayaa saaka waxa xarunta madaxooyada magaalada Jigjiga ku qaabiley madaxweynaha dowlad deegaanka soomalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,halkaas oo uu weftiga ku so dhaweeyey,isla markaana ay labada dhinac ka wada haddleen danaha labada dal.  …

Read More