Khasaaraha ka Dhashay Sadex Shil Baabuur oo Maanta ka Dhacay Deegaamo Somaliland ah

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Sadex Shil oo Baabuur ah Isla markaana Sababay Khasaare isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa Maanta ka Kala Dhacay Deegaamadda Kala Baydh,Arabsiyo iyo Duleedka Magaaladda Berbera. Sida ay Ku Waramayso Shabakada Qurbejoog oo Xidhiidho kala duwan la samaysay Deegaanada ay Shilalkani ka dhaceen ayaa sheegaysa in Shilka Kowaad uu ka dhacay…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Adkeeyaan Midnimada iyo Dowlad-wanaagga

Muqdisho (SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa kula Dar-daarmey Baarlamaanka Federaalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Adkeeyaan midnimada. Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay Xaflad Casho-sharaf ahayd oo lagu maamuusayay Xiritaanka Kal-fadhiga toddobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Xalay lagu qabtey Muqdisho. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Tilmaamey in Baarlamaanka Federaalka uu…

Read More

“Waxaa Jira Qaar Milgaha Iyo Sharafta Warbaahintu Ka Qaloocatay, Ama Hub Siyaasadeed Ka Dhigtay Faafinta Beenta…..” Maxamed Nuur Caraale Duur

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu iska casilayo xisbiga Waddani.Isla markaana wuxuu sheegay in warbaahinta qaarkood milgaha iyo sharaftu ka qaloocatay. Maxamed Nuur Carraale Duur , wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay boggiisa face Book-ga waxana uu u dhignaa…

Read More

“Dhamaantayo Waddani Iyo Isbahaysiga Kulmiye Waxaanu Nahay Isbedel Doon” Siyaasi Xamarje

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje) ayaa bogaadiyay wadahadaladda u bilowday xisbigooda Waddani iyo garabka isbahaysiga Kulmiye, isla markaana wuxuu ishaaray inay raali ka noqonayaan wax kasta oo ay isku raaci karaan. Xamarje oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ogaal isagoo jooga Jabuuti wuxuu xusay inay aad u soo dhawaynayaan wada…

Read More

“Intii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dalka Qabsatay Cidda La Baa’biinayo & Cidda La Wiiqayaaba Ma dhaafsiina Subeer Awdal……” Suldaan Xasan Suldaan C.laahi

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha SUBEER AWAL Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ay hareero Fadhiyeen qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Sacad Muuse (Subeer Awal), ayaa si Adag uga hadlay Xadhigga Suldaan Mowliid Cali Sabbeyse iyo Suldaan Ibraahim Sulub oo Xukuumaddu u xidhay shaqaaqo ka dhacday Deegaanka Hadeyta ee…

Read More

SAWIRRO: Guddida Sahan Barwaaqo Oo Deeq Biyo Ah Oo Ka Timid Hay’ad Islaami Ah Gaadhsiisay Deegannada Hoos Taga Salaxley Ee Abaaruhu Saameeyeen

Hargeysa (SDN) – Gudida Guud ee Beesha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagle) ee Sahan Barwaaqo ayaa maanta gaadhsiisay 50 booyadood Deegannada hoos taga Salaxley . Deeqdan Biyaha ah oo ka timid Hay’adda islaamiga ah ee Al Sunna Charity Center oo xarunteedu tahay Hargaysa ayaa waxaa lagu soo Hagaajiyay Guddida Sahan Barwaaaqo iyadoo Guddiduna ay Deeqdasi ay gaadhsiisay…

Read More

Madaxwayne ku xigeenka oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Ururka Dalalka Islaamka

Hargeysa (SDN) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee gurmadka abaaraha, ayaa fiidkii xalay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka socda Ururka Dalalka Islaamka (OIC) ee fadhigiisu  yahay Jeddah Sucuudi Arabia. Madaxweyne ku xigeenka, waxa ku wehelinaayey kulankaas, wasiirada Diinta iyo Awqaafta, Maaliyadda,…

Read More

Mareykanka Oo Loogu Hanjabay In Lagu Weerari Doono Hubka Halista Ah Ee Nukliyeerka

Seol  – Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa wali wada hanjabaadaha ay u jeedineyso Wadamada Dariska la ah iyo Dowlada Mareykanka, waxaana war cusub oo maanta Dowladaasi soo saartay shaacisay in ay Mareykanka ku weerari doonaan hubkooda Nukliyeerka ah. War maanta oo Isniin ah kasoo baxay Dowlada Kuuriyada Waqooyiga ayaa loogu hanjabay Dowladaha Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed,…

Read More

(DAAWO) West Brom Ma Galaafan Doontaa Van Gaal Markii Aay Man United u Raja Goysey? (Jaahuur)

London-Mar-06-2016 (SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeenaa ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalka Ingiriiska oo u muuqda in 3-da naadi ee hogaaminaya aay ruqaasan la’yihiin,waxaana soo wajahay badis la’aan iyo bar-bardh badan. Bal daawada Man City oo kooxaha qaarkood casar dheer khaarigin jiren oo iyadii lagu dhibco badsanayo. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hoggaamiyaha Suudaan uga tacsiyeeyay geerida Al Turaabi

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiiyeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan al-Bashiir, iyo shacabka reer Suudaan, geeridii ku timid Dr Xasan al Turaabi oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha asxaabta siyaasadda ee Suudaan, isla markaana xilal kale oo sare dalkaasi ka soo qabtey. “Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun….

Read More

Daawo: Suldaanka Guud ee Beelaha SUBEER AWAL oo si Adag uga hadlay Muranka Waqooyiga iyo Salaadiin u xidhan Dhacdadii Hadeyta

Hargeysa – Suldaanka Guud ee Beelaha SUBEER AWAL Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ay hareero Fadhiyeen qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Sacad Muuse (Subeer Awal), ayaa si Adag uga hadlay Xadhigga Suldaan Mowliid Cali Sabbeyse iyo Suldaan Ibraahim Sulub oo Xukuumaddu u xidhay shaqaaqo ka dhacday Deegaanka Hadeyta ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa…

Read More

RW ku Xigeenka Somalia oo Safar ku jooga Magaalada Washington ee Maraykanka

Washington — Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XF Soomaaliya, Maxamed Cumar Carteh oo booqasho ku jooga Magaalada Washington oo ah xarunta Maraykanka ayaa kulamo la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Maraykanka, Bangiga Adduunka, USAID iyo hay’ado kale oo caalamiy ah. Carte ayaa booqashadiisu la xiriirtay ka qayb-galka shir-sannadeed uu soo Qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka,…

Read More

Weli Ma Aragtay Digreeto Xil Ka Qaadis Ah Oo Loo Dhiibo Baabuur Caanoole Ah?

Hargeysa-Madaxtooyada Somaliland ayaa digreeto ay xilka kaga qaaday badhasaab-xigeenkii gobalka Hawd Warsame Faarax Soomaali, waxay ugu dhiibtay baabuur caanoole ah oo caanaha ka soo qaada deegaanada Baligubadle. Digreetadan oo aan warbaahinta laga baahin, lana sheegay inay ku taariikhaysnayd 24 February 2016, ayaa waxa dad badan yaab ku noqotay sababta loo baahin waayay, waxase ka sii…

Read More

Daawo: Hoggaamiyihii Hore Ee Al-shabaabta Buuraha Gal-gala Oo Magan-galyo Ka Helay Dalka Qatar

Muqdisho  –   Sheekh Maxamed Saciid Atam oo kamid ahaa Horjoogayaashii ka goostay Kooxda Al-shabaab ayaa magangalyo ka helay Dowlada Qadar oo saaxiib la ah Dowlada Somalia. Maxamed Saciid Atam ayaa Kooxda Alshabaab ka baxay dhex bartankii sanadkii 2014-ka, waxa uuna hada ku sugan yahay dalka Qadar oo uu aaday bishii hore. Atam ayaa mar kale…

Read More

Ciidamo booliis ah oo ku dagaallamay degmada Laascaanood iyo xiisad dhul oo laga wadahadlay

Laascaanood — Kulan Xal loogu Raadinayay xiisad salka ku haysa dhul-daaqsimeed ku yaalla duleedka Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, kaasoo dhawaan maamulka Puntland ka sameeyeen Koontarool. Shirkaan oo ka dhacay Tuuladda Buura-wadal oo Magaalada Garoowe Waqooyiga ka xigta 30-km, ayaa waxaa ka Qayb-galay Mas’uuliyiin ka socday maamulka Puntland, Wax-garad iyo madax-dhaqameed, kuwaasoo Wadahadal muddo dheer…

Read More