Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay Maalinta ay Gobolka Awdal ka Bilaabmi doonto Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Iyo Diyaar garawgoodu halka uu Marayo
Boorama 7. February,2016(SDN/QJ):–Gudida komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in gobolka Awdal maalinta Sabtida ah ay ka bilaabi doonto hawshii diiwaan galinta codbixiyaasha. Afhayeenka kominshinka doorashooyinka qaranka Siciid Cali Muuse ayaa daboolka ka qaaday in ay diyaariyeen shaqaalihii iyo agabkii ka hawl gali lahaa gobolkaasi, waxana uu si gaara u tilmaamay…
