Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Goor dhawayd ku soo Laabtay Caasimadda Hargaysa DAAWO
Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha oo saaka ka soo kicitimay magaalo marseeda Berbera ayaa waxa si miisaanleh loogu soo dhaweeyey inta u dhaxaysa labada gobol ee Saaxil iyo Maroodi-jeex, halkaas oo ay dadku isugu soo baxeen wadada hareeraheeda, iyagoo lulaaya caleemo qoyan, sawirada madaxweynaha iyo Calanka Jamhuuriyadda Somaliland, kuna dhawaaqaya eryo xigmadaysan oo ka soo go’ay…
