DHAGEYSO: Ciidanka Millatariga Dalka Suudaan Oo Toogtay Dhalinyaro Tahriibayaal Soomaali Ah
Khartoum — Ugu yaraan hal ruux ayaa geeriyooday lix kalana way dhaawacmeen kaddib markii ciidanka millatariga dalka Suudaan ay rasaas ku fureen gaadhi maraayay xuduudka Suudaan la leedahay dalka Itoobiya kaas oo ay saarnaayeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahayd. Mahad Ibraahim Yuusuf oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata ayaa…
