|

DAAWO:Suaalihii ay weydiiyeen Jamaal Cali Xuseen Jaaliyada reer Minnesota

Minneapolis Nov 30,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Minneapolis ayaa suaallo weydiiya Musharax madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ka dib khudbad uu ka jeediyay magaaladaasi.

Jaaliyada reer Somaliland ee Minnapolis ayaa weydiiyay musharaxa madaxweynaha UCID ayaa wax laga weydiiyay xaaladaha dalku haatan ku sugan yahay iyo qorshaha xisbiga UCID.

Comments are closed