|

DAAWO:Ururka Samofalka Gaaroodi oo soo bandhiagay waxqabadkiisii sanad laha ahaa ee 2014kii

Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)-Ururka Samafalka Gaaroodi oo ka hawgala Guud ahaan Jamhuuriyada Somaliland  gaar ahaan degaanka Maroodijeex ayaa waxa uu bulshada uu u adeego iyo kuwa bixiya Aduunka uu ku hawlagolaba u soo bandhigay waxqabadkoodii sanadkan haatan dhamaanaya.

Ururka Gaaroodi oo ah ka ku dayashadiisha loo abaabulay ururadii dabadii la yagleelay isla markaana ku suntan inta si niyada isku baheysataa in ay horukac dhab ah horseedi karaan.

 

Comments are closed