|

DAAWO:Xafladii Soo dhaweynta ee Musharaxa xilka madaxweynenimo ee UCID Jamaal Cali Xuseen

Minneapolis Nov 30,2014(SDN/QJ)-Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa booqasho ku tegay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, waxaana halkaa uu kulan kula yeeshay Jaaliyada reer Somaliland ee halkaa ku nool.

Kulankaas qeybtiisii koowaad ayaanu halkan manta idiinku heynaa ee ka Bogta.

 

Comments are closed