|

“Dhagaxtuur Ma Been Baa?” Barnaamij Muuqaal ah Xubnihii Ururkii Uffo ee la Xidhxidhay 1982kii DAAWO.

 

Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) Waa Maalmo dhalinta iyo Haweenkii Hargaysa ku noolaa u badheedheen Khatar Culus una babac dhigeen Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo Hubka dagaalka ah amarna ku qaba in koodii dhaqaaqaba ay Toogtaan.

Waa Maalmo dhibicda Rasaastu ay hadh beeshay,Goobihii Garsoor ee Cadaalada u ehelka ahaana  ay isu bedeleen Xarumaha faltanka dirirta,Waa 33 Sanno ka Hor iyo Dareen ka Jiray Caasimada Somaliland ee Hargaysa oo ahayd xiligaa Xaruntii Gobolada Waqooyi ee dalkii Somalia la isku odhan jiray.

 

 

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

 

Comments are closed