|

“Hargaysa Ma Toostay,Harqoodka Ma Tuurtay” Hadraawi iyo Maansadii Hanbaabir 1982kii iyo Xidhiidhka Dhagax-tuurkii Dhalinta DAAWO

Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) Maansadan Hanbaber ayaa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) wuxuu inoogu sheegayaa Dhacdadii dhagax-tuurkii Dhallinyarada iyo Haweenka ee 1982kii oo laga Joogo 33 Sanno Si balaadhana Maalintii Shalay looga Xusay Magaalada Hargaysa iyo Degsiimooyinka Kale ee Somaliland Maadaama laga Dhigay Maalinta Dhallinyarada .

Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi waxa uu si farshaxanimo ku dheehan tahay inoogu soo bandhigayaa Siduu gadoodkaasi u niyad jabiyay Taliskii Siyaad barre.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed