|

DHEGEYSO:Wareysi Taariikhi ah oo lala yeeshay Al Fanaan Maxamed Mooge oo uu uga waramayo Suugaanta Soomaaliya

Adis Ababa Oct 31, 20149SDN/QJ)-Fanaankii weynaa ee Maxamed Mooge Liibaan ayaa wareysi taariikhi ah oo uu siiyay weriye Cabdirashiid Seed sanadii 1981kii ayuu uga waramayaa suugaanta Somalilda iyo sida uu fanka uGu biiray.

Wareysigan oo uu dib u sii daayay weriyihii hore ee iddaacada BBCda ee Aadan Nuux Dhuule ayaa ahaa mid xaada ku joojin doona ee DHEGEYSI HABOON.

 

SDN/QJ-Adis Ababa
contact@qurbejoog.com

Comments are closed