Uncategorized

Fal Celinta Mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee ku Wajahan Wax ka bedelka Xeer Hoosaadkooda {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaanada Aqalka Wakiilada ayaa Siyaabo kala duwan uga Hadlay Wax ka bedelka iyo Kaabista ay ku Ansixiyeen Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada oo Mudo Sadex Sanno ah ay Gacanta ku hayeen Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiiladu .

Wakiilada SaxMudanayaal badan oo Fadhigii Maanta ka soo Xaadiray ayaa aaminsan in Goluhu qaaday Wadadii loo baahnaa isla markaana uu dib u habayn balaadhan isku sameeyay,Sidoo kale Xildhibaanda Fikirkaas ka soo Hor jeeda ayaa aaminsan in talaabadani ahayd Mid lagu shirqoolayay Golaha iyadoo uu  Xeer hoosaadku awoodihii ka Xayuubiyay Labada Gudoomiye ku Xigeen.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Fikirkii Xildhibaanada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Mudanedareen27.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com