Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

DAAWO: Muuse Biixi waa in uu ogaadaa hadii sharciga uu laalo in Somaliland Beelo u kala bixi doonaanto

Toronto (QJ) –ย Siyaasiga Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa nooga waramay khilaafka Somaliland iyo sida ay haatan wax u socdaan. Siyaasugu Waxa uu sharaxaad ka bixiyay khatarta dalku ku sugan haatan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Cabdinasir Caydiid: Muuse Biixi ha ogaado in Garxajis dalka Baryo ku soo gelin, kuna joogin

Hargeysa (QJ)- Shabekeda wararka qurbejoog.com ayaa heshay Xogta Iscasilaada Wasiir ku-xigeenkii hore ee arrimaha Guddaha Somaliland Cabdinasir Caydiid halka hoose ka dhegeyso.    

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Xogahayaha Siyaasada UCID :Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu doonayaa dalka in uu ku maamulo xisbi quraata

Hargeysa (QJ) Xoghayaha Siyaasada ee xisbiga UCID oo nooga waramay xaalada siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay in aaney reer Somaliland aqbaleyn mudo kororsi iyo doorosho laโ€™aan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

๐†๐จ๐ฅ๐ž ๐š๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ง, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐ ๐ฐ๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐ž๐ž๐๐ข ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐ฒ๐จ, Ma ina gaadhsiinayaan waddadii aqoonsiga ama dawlad casri ah?

Dhibaatada ay dadkaygu soo mareen in ka badan saddex jiil oo ay la tiicayeen gumaysi, dawlad-xumo, digtaytar xasuuqa, dayac iyo qaxoonti dunida daafaheeda ku kala filiqay, waxay ku dhaxalsiinaysaa xusuus xanuun badan, soojireen walbahaar leh oo aan ku faraxgelinayn iyo mustaqbal aan caddayn geeddigu halka uu saldhigan doono, iyada oo aanan weli hubin in wiilkayga […]

Posted in Features | Read More »

daawo: Lacagtii Soomaaliya ugu deeqday dadkii hantidooda ku waayay Suuqa Waaheen xageey ku danbeysay?

Hargeysa (SD) – Guddida Gurmedka Suuqa Waaheen oo ka warbixiyay xisaabaadka soo xarooday iyo kuwa baxay ilaa iminka. Sidoo kalena waxa aaney ka hadal lacagtii dhawaan Soomaaliya ku wareejisa

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Lacagihii Deeqaha Suuqa Waaheen iyo kuwii Abaaraha waa la musuqay, Dabagalena ha bixiyo raali gelin

Minneapolis (QJ) –ย Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Kumiye ee dalka Mareykanka Farxaan Axmed Maxamuud ayaa qaadaa dhigaya tabashooyinka laga dhaxlay dib u doorashadii Kulmiye.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Garyaqaan Mubaarig Cabdi ” waayo aragnimayda xabsiga Hargeisa “Hargeisa central prison”

Xabsiga dhexe ee Hargeisa oo dib u dhis balaadhan lagu sameeyay 2005 Qareeno Reer soomaliland ah oo Maxakamadu xukuntay iyagoo kiis ku gudo jira ,xilligaas waxa soo booqday caasimada iyo xabsigaba wafti ka socday QM gaar ahaan ergaygii gaarka ahaa ee xuquuqda aadamaha ,warbixintii ay qoreena waxa ku jirtay in la dumiyo jeelka weyn oo […]

Posted in Features | Read More »

Maxamed Haaruun iyo Dabka Suuqa Hargeisa

Hal milyan iyo hal guddi jawaab ma u noqon karto wixii dhacay. Dhaqaalihii Hargeysa jeex dhan baa dumay, si fudud baa na loo ga fursan karaayay. Su’aashu waxa ay tahay uun mid keliya: Maxaa laga baran karaa waxa kan dhacay? Sanawaad aad u badan ayaa la daawanaayay magaaladan dhan ee wadnaheedii noqday isku raran aan […]

Posted in Features | Read More »

Abdirisak Warfaa Talks to us about the History of Somali Region, his book “Cries in the Hinterland”

MINNEAPOLIS (SD) – Dr. Abdirizak Mohamed Warfa is a Minnesota-based author and professor of biological sciences at the University of Minnesota in Minneapolis, MN and he is the prolific writer of Cries from the Hinterland, a historic book about the heartbreaking history of Somalis in the horn of Africa and specifically about the gut ranging […]

Posted in Features,news in English | Read More »

Worship and Health Benefits of Fasting in RAMADAN

Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth. The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City of Mecca. So, it is obligatory to fast in Ramadan in order to get its rewards from Allah. Fasting […]

Posted in Features | Read More »