Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

DAAWO: Saleeban Cali Bile: Gudidii soodhaweynta Madaxweyne Muse Biixi oo qabyaalad awgeed labo u kala jabay

San Diego (QJ) – Siyaasi Saleebaan Cali Bile oo ku sugan dalka Mareykanka kana mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee ku sugan dalkaa ayaa nooga warbixiyay xaaladaha ku gadaaman safarka Madaxweynaha Somaliland uu ku joogo Washington. Saleebaan Cali Bile waxa kale oo uu nooga xog waramay hanaanka lagu kala qeybsamay ee soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Riala Odinga Waa Saaxiibka Somaliland

Madaxweynaha Kenya ayaa ku dhawaaqay inuu taageerayo in Raila Odinga uu noqdo Madaxweynaha Kenya ee isaga bedelaya dhawaan. Labadan nin oo ka soo kala jeeda laba Qabiil oo kala duwan, colaadina ay dhex martay reerahooda doorasho hore oo ay ku tartameen, ayaa arrintan Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu ku dhawaaqay ay wax weyn ka taraysaa Midnimada […]

Posted in Features | Read More »

Gurmadka Ha Lagu Daro Wax ka Qabashada Masiibo-ka-Macaashka (Profiteering)

Dhulalka miyiga ee abaaruhu ka jiraan dadku biyo iyo baad wixii ay hayeen waxay la wadaagayaan dadkooda kasii daran ee kusoo hayaamay. Waxa weli nool dhaqankii wax isa siinta iyo is-gacan qabashada marka aafo timaaddo. Dhinaca magaalooyinku inta badan ganacsatadu waxay iyagu ku mashquulsan yihiin sidii ay macaash badan uga sameyn lahaayeen masiibadaa abaaraha iyo […]

Posted in Features | Read More »

Tiirka Abaaraha: Culimada iyo Siyaasiyiinta!

Dhulkeena abaaruhu waa u joogto. Mudadiiba mar ayay wajigeeda foosha xun inna soo tustaa, inaku na tarab tarab ayaynu u daadanaa. Marka ay sii baxayso, waxa ay inagula balantaa in aanay raagi doonin, inaku na kama diyaar garowno. Isla kobtii inaka oo fadina, oo kala kuudud xun ayay inagu soo noqotaa, oo inna karbaashtaa. Doqomada […]

Posted in Features | Read More »

Goorma ayey Bilaabmeen hawlaha caafimaadka ururka Hablaha Gaaroodi.

Hablaha Gaaroodi wuxuu abaabul ahaan u bilaabmay 1990 iyagoon wadan magaca “Gaaroodi” xiligaa wuxuuna ka bilaabmay isku xidhkoodu xaruntii dhaawaca ee salaxlay. Ujeedaduna waxay ahayd sidii daryeel ( Hu iyo raashin oo ahaa labada u daran) loogu heli lahaa dhawaaca Salaxley oo ahaa saldhiga guud ee caafimaad aaga Seddexaad. Hablahaasi waxay kala deganaayeen Salaxley, Caam […]

Posted in Features | Read More »

Barashadii Geeddi: ‘Col ku galay, cabsi ku gu reeb’!

Kulan aan qorshaysnayn ayay ka dhalatay is barashadii na dhex martay. Si lama filaan ah ayay wax waliba u dhaceen,. Geeddi muuqaalkiisu kama turjumayn qofka uu yahay iyo aqoontiisa toona. Talyaani yar buu ahaa. Hidde-sidayaashiisa DNA gu Soomaali weeye, laakiin si kasta oo kale ba waa u Talyaani. Maalintii iigu horaysay ee aanu wiishka (lift) […]

Posted in Features | Read More »

DAAWO: Duqii hore ee magaalada Burco oo Muuse Biixi u qabtay shan cisho in uu wax uga qabto Abaaraha

Hargeysa (QJ) – Duqii horee ee Burco Muraad ayaa ka hadlay abaaraha baan ee dalka jira madaxweyne Biixina fariin u diray.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxda sare ee Wasaaradda Maaliyadda oo aan Wax Talaabo ah ka qaadin Mas’uuliyiinta Kastamka Berbera

Hargaysa ( SDN) Gudi khaas ah oo loo xilsaaray ka soo Jawaabida Koonteenar Siday ( 113000-Kun Oo Mobile ) Oo Qaab Musuq Maasuq loogu cashuuray inuu sido 60 Kiish oo Sonkor ah ayaa Natiijadda baadhistoodii ku celiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda. Sida ay sheegayaan Xogo arrintan la xidhiidha Guddidan ayaa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada oo Fashiliyey Koonteenar Qaab Musuq maasuq ah ay u Cashuureen Maamulka Kastamka Berbera

Hargaysa SDN):- Kastamka Cashuuraha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacday dhacdo la yaab leh oo Maamulka Kastamka Berbera ay sifo khaldan oo baal marsan nidaamka Cashuuraha ku Cashuureen Koonteenar ay ka buuxeen Xadi aad u badan oo Mobilo ah Iyagoo Juwanka Cashuur shubista ugu jaray in […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

=Amar ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka oo Sababay in Xukuumadu weydo Dekhligii uga soo xeroonayay Kastamka Berbera==

Sadexdii dharaarood ee ugu danbeeyay wax dhaq dhaqaaq ahi kamuu socon Kastamka ugu weyn ee cashuuraha ee magaalo xeebeedka berbera isla markaana kamuu soo xeroon dekhligii maalinlaha ahaa ee dawladu ka heli jirtay. Arrintan ayaa ka dhalatay Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u dhuun daloola hawlaha kastamka berbera kadib markii Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta […]

Posted in Features | Read More »