|

Guurtida Somaliland oo Guda Gashay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la Filayo in Doodiisu si rasmi ah u bilaabanto DAAWO

Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida ayaa maanta loo qaybiyay xeerka diiwaan galinta muwaadiniinta iyo ka codbixiyeyaasha doorashooyinka ee Somaliland.

Fadhiga maanta ee golaha Guurtida Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland,ayaa mudanayaasha guurtida loo qaybiyay xeerka diiwaan galinta muwaadiniinta iyo reerka diiwaan galinta codbixiyeyaasah kaasoo uu muddo muran ka taagnaa isal markaana hore loo sheegay in wax is daba marin  lagu sameeyay.

waxaana la filayaa in maalmaha soo socda kulamadooda dambe ay kaga doodaan golaha  guurtidu ka doodidoonaan.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed