|

Jewigii Maanta ee Soo Dhawaynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Dareenka Gebilay Daawo

Gebilay 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta soo dhawayn balaadhan kala kulmay Shacabka ku dhaqan Gobolka Gebilay, Isla markaana ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay Dufcadii 1aad ee ka Qallin jebisay Jaamacada Timcade ee Magaaalada Gebilay.

Geesta kale Madaxweynaha Somaliland ayaa si rasmi ah Xadhiga uga jaray Dhisme Cusub oo loogu talo galay inuu Noqdo Guriga Martida ee Magaalada Gebilay,iyo Gabyanka Dooxa Arabsiyo oo dhawaan la sameeyay.

IMG_0002 IMG_0006 IMG_0056 IMG_0071 IMG_0137 IMG_0177 IMG_0182 IMG_0189 IMG_0195 IMG_0209 IMG_0221 IMG_0286 IMG_0297 IMG_0326 IMG_0341 IMG_0352 IMG_0493 IMG_0500 IMG_0516 IMG_0524 IMG_0542 IMG_0556 IMG_0559 IMG_0570 IMG_0579 IMG_0624 IMG_0633 IMG_0651 IMG_0667 IMG_0690 IMG_0703 IMG_0729 IMG_0735 IMG_0753 IMG_0784

Gebilay SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed