|

Madaxwayhana Somaliland Ayaa Manta Xafiiskisa Ku Qaabilay Ganacsade Oo U dhashay Dalka Ingiriiska(Sawiro)

edo edo1 edo3 edo4 edo5edo1

Hargeisa  31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo ka mid ah ganacsade weyn oo dalka ingiriiska iyo caalamkaba caanka ah kaas oo shirkii ganacsiga Somaliland ee lagu qabtay London Oct 14, 2014,  balan qaaday inuu Somaliland mar uun indhaha ka soo qaadidoono, riyadaasi oo uu ka dhabeeyey ganacsaduhu dalka Somaliland ku yimid, isaga oo weliba hadyad uga soo dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Buug uu qoray oo uu kaga hadlaayo Somaliland iyo Somalia si gaarana uu Chapter kiisa 10 aad ku xusay hogaaminta Madaxweyne Axmed Maxmaed Silaanyo.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed