Uncategorized

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Kulamo la Qaatay Shirkad Faransiis ah iyo Qayb ka Mid ah Weftiga oo Caawa u soo Baqooli doona Addis Abab Ka Daawo Qurbejoog.com

vlcsnap-2014-01-21-20h30m47s129Paris 21.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Ku Sugan Magaalada Paris ee Xarunta Waddanka Faransiiska ayaa Kulamo la Yeeshay Madax Sare oo ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Shirkad lagu Magacaabo Polorat taas oo rabta inay Maalgashi ku Samayso Dekeda Magaalada Berbera.

vlcsnap-2014-01-21-20h34m40s158Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Faahfaahin ka Bixiyay Waxyaabihii ay Weftiga Madaxweynaha iyo Shirkadaasi ka Wada Hadleen iyo Go’aamada ay isla gaadheen.

Paris SDN.

Qurbejoog.com