|

“Markii Horaa la Odhan Jiray Xamar Maxaad Taqaanaa Maahee Yaa Ku Yaqaana Weeye Taas ayaynu Maanta Maraynaa” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Maanta Canbaareeyay Qaabka ay Ciidamada Amaanku uga Hawl galeen Mudaharaadayaashii Sida Salmiga ah u Muujinayay Dareenkooda ku aadan Haraadka iyo Surmiga ka taagan Qaybo ka Mid ah Caasimada Hargaysa .

xasan Guure JaamacGudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranku waxa uu Xusay inaan loo adkaysan Karin Biyo la’aanta ka Taagan Caasimada Hargaysa,Waxaanu Intaas ku ladhay in Qaabka ay dawladu Shaqooyinka u bixiso ay Xitaa tahay Eex iyo Aqoon taasina ay Meesha ka saartay dadkii Cilmiga lahaa  .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Xasan Guure
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XasanGuure31D.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed