|

Masuuliyiinta Madaxtooyada oo Tacsi u diray Maareeyaha dekedda Berbera

1.    Wasiirka Madaxtooyada JSL                                  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan

2.    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,                          Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

3.    Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,           Mudane Cabdi Xasan Madar

4.    Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL   Mudane Cali Axmed Cali

5.    Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada    JSL    Mudane Cabdiraxmaan maxamed Ibraahim (Saqadhi)

6.    Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL    Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi

7.    Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL          Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye

8.    La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha         Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan

9.    Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL   Mudane Maxamed Xirsi Warsame (Digaale)

10.    Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL                            Mudane, Abshir Xasan Xaashi

11.    Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cali Xuseen Nuur

Dhamaan Masuuliyiintani waxay Tacsi u dirayaan Mareeyaha Dekeda Berbera , Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Sodogii MARXUUM, MAXAMED MAXAMUUD FAARAH oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa 29/07/2012 laguna aasay Hargeysa.

Masuuliyiintani waxa ay EEBBE uga baryayaan Marxuumada in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qayskii uu ka geeriyootayna Samir iyo iimaan alle ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Comments are closed