Uncategorized

Maxay ka Wada Hadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wefti ka Socda Masar? DAAWO

Hargaysa 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Waxbarshada Somaliland Marwo SamSam Cabdi Aadan ayaa Waxay Kulan Layeelatay Masuuliyiin Kasocotay Safaarada Masar,Iyagoo ka wadda hadlayay Arimaha Tacliiinta Ee Labada Dalka.

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa Markii Kulanku dhamaaday ka hadashay arrimaha ay ka wada xaajoonayeen Weftigan Masar ka socday
https://www.youtube.com/watch?v=IssLsCoXTwE