|

Nuxurka Warbixinta Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Jeediyay Fadhigii Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay fadhigii Golaha Guurtida ee Somaliland.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadu Wuxuu Mudanayaasha  warbixin ka siiyay wasaaradiisa iyo waxyaabaha ay qaranka u qabato  waxaanu intaa raaciyay in wasaarada arimaha dibadu in ay tahay muraayadda dalka oo gabi ahaan xaalada dalka laga dheehan karo hadba sida ay u shaqayso, waxaanu tilmaamay in rukumada ay ku shaqayso in ay ugu horeyso nabadu.

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Warbixinta Wasiirka Arrimaha Dibada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GuurtiArimahadiba.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed