|

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa la ogaysiinayaa shacab weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan cariga UK inay si mug iyo miisaanle uga soo qayb galaan xafled balaadhan oo loogu talo galay mushruuca dhismaha Wadada Cad.

Xafladan oo isugu jirta warbixin iyo dhaqaale ururin waxaa inoogu martiya (via teleconference) gudoomiya gudida dhismaha Wadada Cad Md Cali Ibraahim Maxamed(Cali Sanyare). Wixii faahfaahina kala soco boostarka.

WADO

 

Mahadsanid

 

Mustafe Good

Comments are closed