“Waxaan Maanta Idiin Sheegayaa Horena umaan ahayn Iminkana ma Noqonayo Nin Reer” Gudoomiye Cirro DAAWO

    Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Biniixiyey in hadii uu Talada dalka Ku Guulaysto aanu noqon doonin Nin Reer taas oo Nuxur ahaan u dhacaysa inaanu Beeshiisu Saami xoogan ku yeelan doonin Kursiga uu ruclada ugu Jiro. https://www.youtube.com/watch?v=OTP978DymZg

    Read More

      “Maanta Waxaan Idiin Cadaynayaa In Xisbiga Ucid uu Noqday Xisbi Shakhsi Leeyahay oo aan Faa’iido Ummada u Lahayn,Jamaalna Waxaan Leeyahay Tasho” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

      Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka mid ahaa Madax dhaqameed Mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanaa Soo Afjarida Khilaafka Ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid ee u Dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa…

      Read More

        Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Nebi Muxammad (SCW) iyo Is-Beddelkii Uu Adduunka Ku Sameeyay DAAWO

        Hargeysa,26Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), oo ka mida culimada waa-weyn ee Somaliland ayaa sheegay in dalalka ka hadlay dhibaatada haysata dalalka Muslimiinta oo uu sheegay inay horumuud u yihiin Hoggaamiyeyaasha dawladaha ka jira waddamada Islaamka oo uu sheegay inay astaanta ama shuruudda koowaad ee xulashada Masuuliyiinta ay magacaabaan yihiin inay noqdaan kuwo u…

        Read More

          Ilmo Yar Oo Lagu Gowracay Gobolka Sool Ka Dibna Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday DAAWO

          Laascaanood,26Dec,2015(QJ/SDN)-Deegaan lagu magacaabo Daba-taag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaadhsiiyay ilmo yar oo jira sadex sano. Ilmahan ayaa reerkiisu waxa ay sheegeen in laga qaatay ardaaga gurigooda. Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa idaacadda Codka Maraykanka…

          Read More

            Xaaji Cabdi Waraabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Isagoona Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad DAAWO

            Hargeysa,25Dec,2015(QJ/SDN)-Oday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo in muddo ah xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka warramay xaaladiisa caafimaad xaajigu. Xaajigu waxa uu sheegay in uu aad u wanaagsanyahaya balse waxoogaa xanuun ah uu dareemayo, isagoona xusay in mudadii uu dalka Itoobiya joogay si fiican…

            Read More

              Dood Kulul Oo Ku Saabsan Xiisadda Ka Taagan Dalka Djibouti Oo Dhex Martay Mucaaridka iyo Xukuumadda {DHAGEYSO}

              Djibouti ,25Dec,2015(QJ/SDN)-Dalka Djibouti waxaa toddobaadkan ka taagnaa xiisado kala duwan, kadib markii laamaha ammaanka ee dalka Djibouti ay hawlgallo ka fuliyeen goob loo asteeyay in lagu qabto Xus ay lahaayeen mid ka mida beelaha ku dhaqan dalka Djibouti. Mucaaradka dalka Djibouti ayaa ku eedeeyey Xukuumadda inay laayeen dad shacab ah, ayna Xukuumaddu dhaawacyo kala duwan…

              Read More

                Wargeyska The Indian Ocean Oo Warbixin Cajiiba Ka Qoray Damaca Murashaxnimo Ee Faysal Cali Waraabe iyo Siro Uu Sheegay In Uu Faysal U Gudbin Rabay Dowladda Finland

                Faysal Cali Waraabe waxa uu qiima kasta ku bixinayaa sidii uu Musharax Madaxwayne uga noqon lahaa Doorashada Madaxtinnimo ee Somaliland 2017 ka dhacaysa, sidaas waxa qoray Wargeyska The Indian Ocean  Hargeysa,25Ddec,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, kaas oo laba jeer ku guul-darraystay doorashooyin hore uu ugu tartamay Jagada Madaxwaynenimo  ee Somaliland…

                Read More

                  ”Madaxweyne Siilaanyo Waa Saaxiibkay,Ummad ma Hogaamin karo Maalintii SNM Loo Dhiibay Muxuu qabtay Isweydiiya” Weedhihii Dhinbiisha Ka Kululaa ee Ambassador Cawil ku Weerari Jiray Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO/DAAWO}

                  “Wallaahay Madaxda Xisbig KULMIYE Nin, Nin La Heshiis Ah Ma Jiro, Waa Niman Is Wada Gadaaya oo isu cadow ah, Cadho Ayaa Isu-gaysa.” “Waxa Ayaan-daro ahaa raggii SNM madaxda ka ahaa Markii Ay xukunka qabteen mar qudha may xasuusan Agoontii Mujaahidiintii SNM, waxay noqdeen Wasiiro iyo Maayaro.” Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ambassador Cawil Cali Ducaale…

                  Read More

                    “Waxa naloo oggolaaday 50% Dadka Aftida Bixinayaa inay Noqdaan Somaliland,laakiin hadda anaga waxay nala tahay inaanan intaas in ka badan aamusnaan Karin” Xildhibaan Foosiya Yuusuf X.Aadan Waraysi dhan DAAWO

                    Muqdisho 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Horumarka iyo Nabadda Soomaaliya ee NDB oo ay kawdii bishii October 2015 kaga dhawaaqay Caasimadda dalka ee Muqdisho, ayaa ka warrantay higsiga Xisbigaas, Saamiga Haweenka, waxa uu qabanayo iyo qorshayaasha Xisbigaas. Waxay intaas ku dartay in boqolkiiba konton dadka Aftida Doorashada laga…

                    Read More

                      Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Lacag dhan Shan Kun oo Dollar kaga qayb qaadatay Dhismaha Maktabada Qaranka DAAWO

                      Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Axmed Aadan Ismaaciil “Axmed Kayse” ayaa  ku Wareejiyey Lacag dhan Shan kun oo dollar Gudida dhismaha Maktabada qaranka Lacagtaas oo noqonaysa Taakulo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadu kaga qayb qaadanayso dhismaha Maktabadaas oo laga hirgalinayo Caasimada Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=z9DTKT0cYeM

                      Read More

                        Taliyaha Booliska Jabuuti oo si faahfaahsan uga Warbixiyey Kacdoonkii Todobaadkii Tegay dalkiisa ka dhacay DHAGAYSO

                        Jabuuti 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Magaalada Jabuuti ayaa Sida aad la socotaan Waxaa ka dhacay Rabshado Sababay dhimasho iyo dhaawac, Xukuumada Madaxweyne Geelle ayaa ku eedaysay in Rabshadahaas ay Mas’uul ka yihiin Mucaaridku ,Halka sidoo kale Mucaaridku ay dawlada dusha ka saareen mas’uuliyada wixii dhacay. https://www.youtube.com/watch?v=1j4OBYTGMUo Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamud Cali Yuusuf ayaa Tafaasiil…

                        Read More

                          Warbixin Documentary Cajiib Ah Oo Laga Diyaariyay Kalluumeysiga Sharci Darrada Ah Ee Badaha Dalka Soomaaliya DAAWO

                          Garoowe,25Dec,2015(QJ/SDN)-Badda Soomaaliya oo hodan ku ah khayraad faro badan oo uu ugu horreeyo Kalluunku ayaa waxa faro baas ku haya Maraakiib waawayn oo jidhiif ah kuwaas oo inta badan ka yimaada qaaradaha Yurub, Eeshiya iyo Qaybo ka mid ah Afrika. Haddaba, iyadoo dhawaanahanba ay qaylo dhaan xooggani kasoo yeedhaysay kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa waxa haddana dib…

                          Read More

                            Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somalia oo Sheegtay inaanu Jirin Go’aan dawladeed oo lagu Mamnuucay in Somalia laga dhigo Ciida Masiixiga DHAGAYSO

                            Muqdisho 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee dowladda Somalia, Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa sheegay inaanu jirin go’aan guud oo xukuumaddeed ah oo mamnuucaya in Somalia lagu dhigo xafladdo lagu xusayo ciidda masiixiga iyo dabbaaldegga sannadka cusub. Wasiirka ayaa sheegay inay jiraan in qaar ka tirsan culumadu ay soo jeediyeen talooyin ah in…

                            Read More

                              Wasaarada Maaliyadda Somaliland oo Gobolka Hawd Deeq Biyo ah Gaadhsiisay Iyo Sida Deegaamada loogu kala Qorsheeyay DAAWO

                              Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa deeq biyood oo gurmad ah gaadhsiisay Gobolka haw doo meelo ka mid ah ay ka jiraan biyo iyo baad la’aan. Marwo zamzam Cabdi aadan wasiirka wasaaradda maaliyada ee JSL oo deeqdaasi biyaha ah ku wareejisay Xildhibaan Nacnac oo ka tirsan Golaha wakiilada JSL ayaa sharaxday goobaha loo…

                              Read More

                                Isbedelka Wakhtiga Iyo Ambassador Cawil oo Siilaanyo ku eedeeyay inuu ka Danbeeyay Dilkii Mujaahidiinta Aadan Shiine Iyo Cabdiqaadir Koosaar,Sheegayna in Mar uun Maxkamad la soo Taagi doono

                                Hargeysa 24.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wargayska Jamhuuriya ayaa faafiyey Shir Jaraa’id oo hilaadii 2005 uu qabtay Wasiirkii Maaliyada ee Wakhtigaas Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Todobaadkan dhamaaday uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee Citiraaf raadinta iyo wada hadalada Somaliland iyo Somalia. Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa shir jaraa’idkaas oo uu ku qabtay…

                                Read More