Shaki ka Dhashay Gudi Wasiiro ah oo Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Isu Socodka Somaliland Iyo Somalia Iyo Dareenka Bulshada DAAWO
Hargaysa 24.Dec 2015 (SDN/QJ):- Shacabka Somaliland ayaa shalay ku baraarugay shir ay Hargeysa ku qabsadeen guddi wasiiro ah oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u magacaabay wax loogu yeedhay isu socodka labada wadan ee Somaliland iyo Somaliya. Guddigan oo aan la ogayn wakhti la magacaabay iyo goob uu madaxweynuhu ku magacaabay toona, ayaa lagu war…
