Daawo:Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus U Diray dadka Daafaha Magalada Ka Sameeya Seesaska Bilaa Cashuurta Oo Ganacsato Ku Jirto

    Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa ayaa maanta  mar  xadhiga ka  jaraayey   wado laga hir galiyey  duleedka axmed dhagax  ayaa waa uu maayarku  uga digay  dadwaynaha seestada  daafaha magalada  ee aan cashuurta ka bixin https://www.youtube.com/watch?v=Of8cJi-mfgI Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Waxan Leeyahay Gudida Horumarinta Beesha Doorkinii Waad Gabteen,Kaala Ka Qaybqaata Horumarka Deeganka Fari Kama Qodnee Ana Waan Daale”Xildhiban Nacnac

      Hargeisa SDN/QJ 22/3/2015(SDN?QJ)xildhiban axmed diiriye nacnac ayaa maanta gudida horumarinta beeshiisa ku  sheegay gudi ka gaabisay  horumarkii beesha isag  xildhibanku sheegay  inuu isagu haatan daalay… https://www.youtube.com/watch?v=JMyPJf8RAx8 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo:Haybada Dawladimo Waa Cabsida Dawladeenana Lagama Cabsado Markaa Waxan Leeyahay Xukumada Kor U Qaada Astaamaha Haybada Dawladnimo “Suldaan Maxmed Suldaan C/qaadir

        Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)suldaan maxamed suldaan c/qaadir  ayaa maanta xukkumada somaliland   somaliland ku tilaamay dawlad aan laga cabsoon isagoo ugu baaqay inayn dawladu  haybada dawladnimo  samayso https://www.youtube.com/watch?v=5G5TvBbfkfs Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Nuxurka Warqad Qoraal ah Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Dalbaday Inuu Labada Aqal Hori man Doono Oo Maanta Laga Hor Akhriyey Golaha Wakiillada

          Hargaysa:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Qoraal Nuxurkiisu ahaa Ballan uu Madaxweyne Siilaanyo Labada aqal ee Golaha Wakiilada iyo Guurtida ku  ugu hor iman doono Khudbad  sanadeedkiisa, ayaa Maanta laga hor akhriyey Golaha Wakiillada Somaliland. Mudanayaashii Maanta Fadhiga Golaha Wakiillada Soo xaadiray, ayaa loo akhriyey warqadda ballanta ah ee Madaxweynaha ka timi, waxana lagu wargeliyey inay soo ajiibaan Maalinta uu Madaxweynuhu…

          Read More

            Gaadiid Xambaarsan Saanado Militeri Oo Xalay Hargeysa Ka Gudbay, Afkana Saaray Dhinaca Ethiopia

            Hargeysa:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Tiro Gaadiid ah oo ay Saaran yihiin Agabka Kontinnarada iyo Qaarka mid ah Gaadiidka Dagaalka,   ayaa Xalay saqdii dhexe  dhexmaray Jidweynaha Magaalada Hargeysa, waxana ay u jihaysnaayeen Dhinaca Dalka Ethiopia. Gaadiidkan oo ay dadweynaha intoodii soo jeedday xalay isha ku hayeen, ayaa waxa ay kasoo jiraacdeen dhinaca Dekedda Berbera, waxana Gaadiidkaasi ay lahaayeen Taarikada Waddanka…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Inay Toddobaadkan Safar ugu Baxaan Dalka Kuwait Xilli Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Aanay Meelna Saldhiganin

              Hargeisa:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Ilo wareedyo ku dhaw Aqalka Madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay Qurbejoog.com, Madaxweyne Siilaanyo iyo Wafti sare oo uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay Toddobaadyada soo socda ama midkan aynu ku jirnoba u amba baxaan Dalka Kuwait. Madaxweynaha, ayaa la sheegayaa inay Safarkiisa ku wehelin doonaan Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirrada iyo Waliba…

              Read More

                Markaad aragto Muuqaalka Rasmiga ah ee Tahriibka Waad ka Quusan doontaa Nolosha Hadii aad ka Mid tahay Kuwa Tahriibaya DAAWO

                Libiya 22.March 2015 (SDN/QJ)- Wadanka Liibiya ayaa waxaa ka Jira Qalalaase Siyaasadeed oo Colaado ku dhisan,ma Jirto Nabadgalyo Taam ah Meel walba waxaa ka taliya qabqable dagaal. Sidaas oo ay tahay Waxaa dalkaas sii mara Muhaajiriin badan oo ka Talaabaya bada Mediterranean si ay u beegsadaan Qaarada Yurub iyagoo sii maraya Dalka Liibiya Waxay sii raacaan…

                Read More

                  “Annagu hadda Dawlad ma metelno laakiin, shacabka ayaanu Metelnaa” Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan DAAWO

                  Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)-  Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, kana soo jeeda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay Dawladda Somaliland ku metelin xilka ay iyada iyo Xildhibaanada kale ee Somaliland ka soo jeedaa Somalia ka hayaan. Foosiya oo lagu waraystay Barnaamijka Dareenka Shacabka ee HCTV, ayaa la waydiiyay inay Xildhibaanada ama…

                  Read More

                    Hargaysa oo ay ku soo badanayaan Garoomada Goglan iyo Xiisaha dhallinyarta oo Kordhay DAAWO

                    Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xuseen Axmed, ayaa furay Garoon cusub oo casri ah oo kuwa Kubadda Cagta loo diyaariyey in lagu ciyaaro ah, isla markaana laga hirgeliyey magaalada Hargeysa, waxaanu Agaasimuhu Baaq u diray Ganacsatada kala duwan ee reer Somaliland. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaruhu,…

                    Read More

                      Gabadh Luuqdii Fanaanad Magool kaga qayb gashay Barnaamij Hibeedka Somaliland DAAWO

                      Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay ka socda Telefishanka Qaranka Somaliland Barnaamij Hibeed ay ka qayb qaadanayaan dhallinyaro la timid Hibooyin kala duwan . Hadaba Ayaan Maxamed Aadan oo ka socotay Gobolka Gebilay ayaa Waxay qaaday Mid ka Mid ah Suugaanta ay ku Luuqayso Fanaanada Xaliimo Khaliif Magool Ilaahay ha u naxariistee iyo…

                      Read More

                        Isku shaandheyntii Xukuumada Siilaanyo kuma fadhido Dawlad wadaag iyo talooyin ku saleysan dhaxalkii Awoowyaasheen

                        ” Timo Xiirista waxaa lagu bar-bartaa madaxyada kala duwan ee caruurta baariga ah  ee aan dhaq-dhaqaaqin marka loo xiiraayo”  Waxaanu hadaba la yaabay waxa uu Madaxweyne Siilaanyo u taaban waayey ee uu u saafi  waayey Madaxyada ku qal-qaaliyoobay shacabka Somaliland iyo Xukuumadiisaba.  Waxaa wax garadka fogaan araga ahi ay  isku raaceen in isku shaandheynta xukuumada…

                        Read More

                          Ergeyga mucaaridka Jabuuti USN ee Canada iyo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo kulan la qaatay Wasaarada Arrimaha Dibedda Canada

                          Ottawa Mar 21, 2015(SDN/QJ)-Wakiilka Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole oo uu weheliyo Sheekha Reer Jabuuti ee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa kulan waxa ay la yeesheen Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalkan Canada. Kulanka oo looga hadlay arrimo khuseeya Jaaliyada reer Jabuuti ee dalkan Canada iyo sidii dawlada Canada ay gacan uga…

                          Read More

                            Ninka Labaad ee Dunnida ugu Dheer oo Hargaysa Meherkiisu ka Dhacay Iyo Malxiiskiisa oo Noqday Kii ugu Gaabnaa DAAWO

                            Hargaysa 21 March 2015 (SDN/QJ)-  Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo Maanta Xafladda Farxadda meherkiisu Ka dhacay Hotel Crown ee Magaaladda Hargeysa ayaa Dadweynaha Caasimadda oo aad u xiisanaynayay dhacdani Waxay Goobta Kula Kulmeen mid kale oo kasii xiiso badan arintii la filayay . Xuseen Maxamed Axmed iyo Marwadiisa Cusub ee Yasmiin Xasan…

                            Read More

                              Shan Sanno ka Hor Iyo Isbarbar dhiga Tirada Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Sadex Jibaarka Maanta

                              Hargaysa 21 March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu muddooyinkii u dambeeyay marba marka ka dambaysa sii kordhinayey tirada golihiisa xukuumada ee wasiirada, wasiirul dawlayaasha iyo wasiir ku xigeenada, waxaana muuqata inuu ka tiro badanyahay golihii wasiirada ee Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo markii uu talada wareejiyay ay tirada xukuumadiisu ahayd 56 xubnood…

                              Read More