Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Shacbiga Rer Somaliland Iyo Ehelkii Iyo Qarabadii uu Ka Baxay Taliyihii Hore Ciidanka Boolisak Cilmi Kabaal

    Hargeisa 25/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaran gaar ahaan ciidanka Booliska,  oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid ALLE ha u naxariistee taliyihii hore ee Ciidanka Booliska  Marxuum   Cilmi Rooble Furre (Cilmi kabaal) oo maanta 25/03/2015 ku geeriyooday Dalka Talyaaniga. Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taa…

    Read More

      Cali Khaliif, Xildhibaanno iyo Saraakiil Kasoo Jeeda Deegaankiisa Oo Shirar Doceedyo ku Leh Hutello Muqdisho Ku Yaalla

      Muqdisho:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif iyo Saraakiil kale oo ay isku deegaan yihiin shirar hoose ku leeyihiin Hutel Village, iyadoo halkaas lagu lafogurayo sidii looga Gudbi lahaa Caqabado dhawr ah oo Maamulkaasi ka tallaabsan waayey. Shakhsiyaadka Shirkan ku Wehelinaya Cali Khaliif, ayaa la sheegayaa inay ku jiraa…

      Read More

        Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

        Read More

          “Waxaanu Si Deg Deg ah Waajibkiisa u Marin doonaa Gacan ku dhiiglihii dilay Alle ha u naxariistee Ganacsade Gacma dheere” Taliyaha Booliska Somaliland

          Hargeysa 25.March 2015 (SDN/QJ)  Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo-guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in askarigii dilka u geystay Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsatada reer Somaliland si degdeg ah sharciga loo marindoono. Taliye Fadal waxa uu sidan ku sheegay aaskii qaran ee shalay loo sameeyay Marxuum Gacmadheere. “Gacan ka xaqdaran…

          Read More

            Mushkilada ay Dooxyadu ku hayaan Shacabka Somaliland iyo Sida ay Gaadiidka iyo Dadkaba u Qaadaan DAAWO Muuqaalkan

            Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaallo muujinaya dhibaatooyinka ka taagan Dooxyada Dacar-budhuq ee degmada Laas-geel ee gobolka Maroodi-jeex oo u dhexaysa magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa, kuwaasoo Xilliyada Roobabku curtaan Dad iyo Gaadiid-ba qaada, Daadad badan oo ka rogmada Dooxyadaas. Dad badan ayay galaafteen oo Saacaddu ka dhammaatay, isla markaana Allaah sabab…

            Read More

              Aragtida Xukuumada Somaliland ee inay door ku leedahay Abuurka & Jiritaanka Argaggixisada & Musuqa

              Nairobi 25.March 2015 (SDN/QJ) – Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ku dooday inaanay dad argaggixiso ah oo dunida weerarro ka geysanayaa wax shaqo ku lahayn Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay inaanu wakhtigan dalkiisa ka jirin mushkilad musuqmaasuq, balse wakhtigii Xukuumadihii hore Shacabku soo arkeen, xilliganna dedaalkoodu yahay cidhib-tirkiisa haddii la helo….

              Read More

                Masar oo sheegtay inay Somaliland ka Gacan siinayso Hawlaha Caafimaadka iyo Khubaro Tababaro Siinaya Mihnadlayaasha Caafimaadka

                Qaahira 25.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka ee dalka Masar Dr. Caadil Cadwi ayaa waraysi uu dhowaan siiyey wargeyska caanka ah ee Al-Ahram waxa uu ku sheegay in dawladda Masar ay dhowaan dhakhaatiir kala duwan iyo tababareyaal caafimaad u soo diri doonto Somaliland. Isla markaana ay ka dhisi doonto unug caafimaad oo qaabilsan kelyaha iyo tababarka …

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo iyo Shacbi Tiro badan oo ka qayb galay Aaska Alle ha u naxariistee Ganacsade Xuseen Gacmo dheere Iyo Weedhihii laga Yidhi DAAWO

                  Hargaysa 24.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo ay wehelinayeen Madaxda kale ee Qaranka sida Gudoomiyayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada, madaxda axsaabta Qaranka, xubno ka tirsan glolaha wasiirada, salaadiin,culima’udiin iyo dadweyne faro badan ayaa maanta ka qayb galay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Xuseen Gacmo-dheere oo ka mid ahaa odayaashii…

                  Read More

                  Barcelona 2 Real Madrid 1 (Daawasho Wacan) Qeybtii Dambe ee Ciyaarta oo Dhameystiran. By Jaahuur.

                  Espain-24-Mar-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula ruqaansaneynaa xagaa iyo Espain oo uu si habsami ah uga socdo horyaalka (La Liga) Horyaalkan ka amar tukaaleeya waddanka Isbaanashka ayaa waxaad moodaa inuu dhakhtar u qorey iney badanka ku guuleystaan labada naadi ee aay ka dhaxeyso xinka badan waa Barcelona iyo Real Madrid. Barcelona ayaa ku hogaamineys…

                  Read More

                    Wasiir Xukuumadda Siilaanyo Katirsan Oo Ku Addimay Inaan Khayraadka Dalka Muwaadiintu u Sinnayn, Cidda Cuuratayna Farta Ku Fiiqay

                    Hargeysa:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland, ayaa si lama filaan ah uqiray Jiritaanka Tabashada ay qabaan Beelaha Darafyada waddanka, waxana uu xusay in Khayraadkii Dalka aan loo sinayn. Wasiir Cabdirisaaq Khaliif oo la Hadlay TV-ga Universal, ayaa xusay inuu saxsan yahay qof kasta oo xusa inaan khayraadka aan loo fillayn,…

                    Read More

                      Abwaan Hadraawi Oo Ka Sheekeeyey Hannaankii uu Uga Badbaaday Daadkii Qaaday Gaadhigii uu Watay

                      Burco:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi), ayaa ka Warramay Shil uu maalintii shalay kaga Badbaaday Daad baabuurkii uu watay ku qaadday Dooxa Dacar-budhuq ee u dhexeeya Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa. Abwaan Hadraawi oo u warramay Tv-ga Horn Cable, ayaa  ka Sheekeeyey Qaabkii shilkaasi u dhacay, waxana uu xusay inuu Baabuurkiisii halkaas ku qallibmay, “ilaahay waxan ugu mahadnaqayaa…

                      Read More

                        halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa qaybtii u danbaysay eeTariikhdii Mohammed Ai iyo Mucjisooyinkisii halkan ka aqriso kana daawo

                        London 24March15 (SDN/QJ)Todoba sano ka dib  markii u ku soo noqday Feedhka Ali waxuu ahaa Overweight ah ,waxuuna feedhtamay laba feedh labad feedh oo dhibco looga badiyey waxana ka bidiyey Jon Fresar Cen , Northen ,labaduba waxya ahayeen faydhka culus . Kaw iyo labo Ali waxa iska dayey feedhka waxana bilabay inuu aduunka ku wareego…

                        Read More

                          “Waxan ugu Baaqayaa Dadweynaha Labada Degmo ee Cadaadley iyo Sabwanaag inay Sida ugu Dhakhsanaha badan Kalsoonida ugala noqdaan Xukuumada Silaanyo “Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin

                          Hargeysa24Mar15(SDN/QJ) -Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin Oo Kamida Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Hargeysa ayaa waxa uu Xukuumada Ku Cambaareeyey waxqabad la’aanta ka jirta labada Degmo ee Cadaadley iyo Sabawanaag oo uu Suldaanku sheegay inaan baahiyaha Bulshada sida Caafimaad ka Waxbarashada iyo Biyaha habayaraatee wax laga qabtay jirin intii Xukuumadani talada haysaySuldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin oo warbaahinta la…

                          Read More