“Cali Khaliif hadii uu Maamul Doonayo inuu kan maamulo ayaa ka fiican inta uu tagayo meesha Hargaha lagu cuno……”Xil. Indho Indho

    Hargeysa:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Maxamed Xasan(indho indho) oo ah Mudane katirsan Golaaha Guurtida, lagana soo doorto Gobolka Sool, ayaa ka Hadlay tabashada Gobollada Bariga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu soo jeediyey in arrintaas wax laga qabto. Xildhibaan Indho indho oo maanta warbaahinta la Hadlay, ayaa  sheegay in xukuumadda madaxweyne Siilaanyo wax badan ka qabatay tabashooyinka Deegaanada Darafyada,…

    Read More

      Xoghayaha Guddida Ee Dhismaha Waddda Cad Iyo Qaar Ka Mid ah Engineerrada Waddadaas Oo Kormeer Ku Tegey Deegaanka Qoolcaday

      Hargaysa 19March15(SDN/QJ) Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku tagay Deegaanka qoolcaday oo ay halkaasi ka socoto diyaar garow loogu jiro hirealinta 5-tii kiiloo mitir ee dawladdu bixisay iyo 3 kiilo mitir oo dadwaynuhu…

      Read More

        Shir ka Dhacay Aqalka Baarlamaanka ee Dalkan UK oo Arrimaha Jamhuuriyada Somaliland lagaga Hadlay!

        London Mar 19, 2015(SDN/QJ)-Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka torsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi, kulanka waxa qoraalkan ka diyaariyay Ambasador Kaysar Cabdilaahi: Waxaa Sharaf weyn ii ahayd in Galabta ay noo suurto gashay in Jaaliyadeena aan kala Qaybgalo Shir…

        Read More

          WADDANI: TORONTO –HAMBALYO HOGAANKA GARABKA DHALINYARADDA .

          Guddoomiyaha , Guddigga , Xubnaha iyo taageerayaasha  WADDANI ee Toronto iyo nawaaxigeedu waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan hogaanka Garabka dhalinyaradda  ee  dhawaan lagu doortay shirwaynaha dimuqraadiga ah . Waxaanu ilaahay ka baryaynaa  inuu xilgooda u fududeeyo, ayagana waxaanu ka filaynaa inay la  yimaadaan  dar-dar iyo dadaal dhalinyaranimo . Waa markii u horaysay  taariikhda…

          Read More

            Laba Maalmood oo Kala Duwan 2009 Iyo Dareenka Madaxweyne Siilaanyo iyo Mawqifka Maanta DAAWO

            Hargeysa:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira, Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 23 sanno oo go,doomin ah Somaliland weli way nooshahay, keligeed…

            Read More

              Dawlada Kenya oo shaacisay Noocyada Iskaashi Dawladdeedu danaynayso oo Dhexmara Somaliland DAAWO

              Nairobi 18.March 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Kenya ayaa faahfaahin ka bixisay danayntooda iskaashi dhexmara Somaliland iyo dhinacyada ay xiisaha weyn u qabaan, isla markaana dhismaha wadooyinka ka caawin karaan. Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Amina Maxamed ayaa sheegtay in loo baahan yahay heshiis dhexmara Somaliland, inkastoo kaabayaasha dhaqaale ee Somaliland badnayn, si loo bilaabo hawlahaa. Wasiir Aamina…

              Read More

                Xisbiga Waddani oo ka fal celiyay Sababta ay ku qaadaceen ka qayb galka doodaha Telefishanka Qaranka Somaliland DAAWO

                Hargeysa:Mar,18,2015(SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Jawaabay Sababta ay ku qaadaceen ka qayb galka Dood uu Habeenkii Xalay qabanayay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee SLNTV Kaas oo u baaqday Maqnaanshahooda. Doodaas oo la rabay in lagaga hadlo Xaalada uu haatan dalku ku Sugan yahay iyo dhawaqii dhawaan ka soo yeedhay Komiishanka Doorashooyinka qaranka…

                Read More

                  Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo Qaabilay Wefti ka Socda Urur Taageera Saxaafada Soomalida DAAWO

                  Hargaysa 18.March 2015 (SDN/QJ)- Wafdigii ka socday Ururada iyo Hay’addaha Caalamiga ah ee ku bahoobay Ururka loo yaqaanno Somali Media Support Group (SMSG) ee Taageeridda Saxaafadda Soomaalida ee Somaliland iyo Somalia ayaa saaka booqsho ku yimid xarunta wasaaradda warfaafinta ee Somaliland, waxayna kulan balladhan la qaateen masuuliinta wasaaradda.   Wafdigaasi oo ka koobnaa ilaa 17…

                  Read More

                    Badhashaabka Gobolka Buuhoodle Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Gardarro Ciidamo Ethiopian Ahi Dhawaan Ku Galalafeen Magaaladaas

                    Buuhoodle:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Cismaan Yuusuf Maxamed , ayaa faahfaahin ka Bixiyey weerar Habeen hore Ciidamo Ethiopian ahi kusoo galeeen Gudaha Magaalada Buuhoodle oo shacabku iska caabin kala hortegeen. Hawlgalkaas oo keenay dhaawac soo gaadhay Haweenay Macallimad ahay, ayaa la sheegayaa in ciidanka Ethiopia ku doonayeen inay kusoo qabtaan Wadaad halkaas madarasad ka dhigi jirey, kaas…

                    Read More

                      Wefti ka Socda Hay’adaha Caalamiga ah ee Taageera Saxaafada Soomaalida oo Booqasho ku Yimid Hargaysa DAAWO

                      Hargaysa 18.March 2015 (SDN/QJ)- Wefti Balaadhan oo Ka socda Hay’adaha Caalamiga ah ee taageera saxaafdda ayaa maalintii shalay soo gaadhay Dalkan JSL ka dib markii ay casuumad rasmi ah ka heleen Ururka Suxufiyiinta S/land ee Solja Weftigan oo ka kooban 16 Hay’adood oo ay ka mid yihiin EU, Unesco, IMS, Free Press, African Nation of…

                      Read More

                        Sirdoonka Reer Galbeedka Oo Qorshayaal Cusub Kaga Jawaabay Codsiyo Uu Dhiibtay Zakariye Ismaaciil Oo Dhawaan Shabaabnimada Ka Tanaasulay

                        Muqdisho:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo xaaladda Zakariye Ismaaciil Xirsi oo Sarkaal hore uga tirsanaan jirey Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegaya in Sarkaalkaas loo sheegay qorsheyaal hor oo noloshiisa khuseeya. Xogahan oo qaarkood warbaahintu heshay, ayaa sheegay Sirdoonnada Maraykanka iyo Reer Gableedku jawaab ka bixiyeen Dalab uu Zakariye ku dalbaday in si noloshiisu usii socoto loo…

                        Read More

                          “Shaqaalaha wasaaradda Warfaafintu, shaqaalaha kuwa ugu laddan bay ku jiraan, waxay qaataan mushahar waxana ay qaataan Gunno, Laakiin Gunnadaass, ayaa caddaalad-darro ka……” wasiir Cukuse.

                          Hargeysa:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse), ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafka iyo Guuxa ka dhex jira Wasaaradiisa oo maalmahan dambe si weyn loo dareemayey. Wasiir Cukuse oo maanta warbaahinta Madaxa Bannaani  xafiiskiisa ku booqatay xilli uu kulamo garnaqsi ah la lahaa shaqaale cabasho usoo gudbiyey, ayaa sheegay inaanu…

                          Read More