Daawo:Ma Geeyan Shacbiga Reer Somaliland Baryada Intaa Leeg Imikana Halagu Soo Celiyo Talada Shacbiga Somaliland Ayaanu Ugun Baaqayna Xukumada Axmed Siilanyo”Xubbno Ka Mida Golaha Wakilada

    Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)qaar ka mida xilshibanada golaha wakiilada xisbiga kulmiye ayaa maanta xukuumada madaxwayne siilanyo ku dhaliilay qaabka ay wado hadalada somaliland iyo somalia u gashay  iyagoo maanta ugu baaqay  inan shacabka somaliland meel laga dhicin https://www.youtube.com/watch?v=Ia8HOB47GuY Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Oo Soo Dhaweeyey In Beesha Caalamku Dhexdhexaadiso Muranka Ka Taagan Hannaanka Wada-hadalka Somaliland iyo Somalia

      Muqdisho:Mar,21,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Cabdisalaan Hadliye, ayaa Ka Hadlay dhawaaqii dhawaan Somaliland kasoo baxay ee salka ku hayey  baahida loo qabo in wada-hadallada labada dhinac ee Fashilmay helaan Dhexdhexaadin caalami ah. Wasiir Hadliye oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, ayaa isagu soo dhaweeyey dhexdhexaadintaas ay Somaliland dalbatay, waxana uu intaas ku daray inaan dhibaato ku…

      Read More

        Cutubyo Katirsan Ciidamada Ethiopia Oo Soo Degay Gudaha Buuhoodle Iyo Xiisad Ka Taagan

        Buuhoodle:Mar,21,2015(SDN/QJ)-Cutubyo katirsan Ciidamada Waddanka Ethiopia, ayaa soo degay Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle, sida ay dadka deegaanku noo xaqiijiyeen, iyadoo shacabkuna arrintaas dareen iskumid ah ka bixiyey. Ciidamadan ayaa halkaas gaadhay, kadib markii ay tiro yar oo iyaga kamid ahayd ku guuldarraysteen inay soo qabtaan Nin wadaad ahaa oo looga shakiyey inuu Shabaabka…

        Read More

          Xukuumadda Siilaanyo Oo Xeelado Xidid-ku-macaash ah Ka Hirgelisay Ilihii Dhaqaalaha ee Dalka Iyo Xogo Laga Helay Xiisadda Dekedda Berbera

          Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa dalka ka hirgelisay Xeelado ay ku taajiraan shakhsiyaad gaar ah oo intooda badani xidhiidho ehelnimo iyo qaar saaxiibtinimoba la leyihiin Qoyska Madaxtooyada, waxana haatan soo baxaya siro hore u qarsoomaa oo dildillaacay. Xiisad haatan ka aloosan Dekedda Berbera, ayaa kor u qaadday Sawaxanka iyo sanqadha dadka danyarta ah ee lagu tumanayo,…

          Read More

            Akhri Tirada Xilalka Saddexdii Madaxweyne Ee Hore Boolahooda Siiyeen Iyo Midda Madaxweyne Siilaanyo U Xantoobiyey Beeshiisa

            Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Saddexdii Madaxweyne ee Ka horreeyey madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka sinnaa Hal astaan oo ahayd inaanay  taariikhda ku gelin qabyaalad ee eex reerimo, waxana xukunkoodii salka ku hayey inay Deegaanada ay kasoo jeedaan si gaar ah u cadaadiyaan, balse Madaxweyne Siilaanyo ayaa ged intaas hore ka duwan lagu arkay, isla-markaana noqday Hoggaamiye xilalkii ugu badnaa ku…

            Read More

              Xogo Cusub Oo Daaha Ka Fayday In Guddoomiyihii Hore ee Baanka Somaliland Xilka Ku Waayey Lacag Uu Ka Hor Istaagay Wasiir Ay Madaxweynaha Isku Beel Yihiin

              Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Xogo dheeraad ah, ayaa la helayaa sababihii xilka looga qaaday Guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo dhawaan Madaxweynuhu caydhiyey, waxana haatan muuqata inuu jiro isku dhac hoose oo ka dhashay lacago uu Guddoomiyuhu iska hortaagay xubin awood badan oo kamid ah Golaha wasiirrada dalka. Xogaha soo baxaya, ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdi…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo ka Hadashay Siyaasad ay ka Yeelatay Gaadiidka Cusub ee dalka Soo Galaya,Jawaabna ka Bixisay Cabasho Macdaarada Gaadiidku u soo Jeediyeen DAAWO

                Hargaysa.20 March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sharaxay Qorshaha Wasaaradiisu u dejisay bad qabka gaadiidka cusub ee dalka soo gelaya iyo faa’iidada ugu jirta bulshada. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Waxaa kale oo uu ka Jawaabay Cabasho ka soo Yeedhay Ganacsatada Macdaarada Baabuurta,oo…

                Read More

                  Nuxurka Shir Xildhibaanada Baarlamanka Uk iyo Xubno Jaaliyada Somaliland ahi kaga hadleen Arrimaha Somaliland DAAWO

                  London 20.March 2015 (SDN/QJ)- Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi, Shirkan oo ay ka soo Qaybgaleen Xubno ka tirsan Baarlamaanka UK, oo ay ka mid ahaayeen Steven Doughty MP oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha…

                  Read More

                    Barnaamijka Faaqidaada laba Maxamed: Faaiido iyo khasaare waa iyama Doorashooyinka Somaliland(DHEGEYSO)

                    London Mar 20,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay Xiisada siyaasadeed ee Doorashooyinka Somaliland ee dib in ay u dhacaan laga yaabo. Aqoon yahanku waxa ay walaac ka muujiyeen hanaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee weli curdinka ah…

                    Read More

                      “Madaxweyne Siilaanyo ilaa iyo hada kamuu Jawaabin Tabashadii Reer Awdal ee aanu u Gudbinay” Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar

                      Hargeysa 20.March 2015 (SDN/QJ):-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah madaxdhaqameedka ka soo jeeda gobalada galbeedka Somaliland, kana mid ahaa madaxdhaqameedkii sanadkii hore daba-yaaqadisii madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey barnaamij khuseeya saami qaybsiga dalka, ayaa waxaa uu sheegay in isku shaandhaynta uu madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey xukuumadiisu aanay wali daboolin arrimihii u gudbiyeen, isaga oo…

                      Read More

                        Qiso Xiiso badan Iyo Dharaaro Xusuuseed Prof Gees oo ka Xogwaramay Gabay uu Cigaal Tiriyay 1976

                        Hargaysa 20.March 2015 (SDN/QJ)- Walaalnimo ninkii dilay hadduu cabasho daynwaayo Xaajooyin duugnaa oo daalay baa imane Waa lay damqaayaaye inaan furo ma doonayne Anigoon dalkeeniyo fadhiyin degeladii saaxil oo Higilku ii yahay dugsi oo wehel ka doonaaya” Tuducyadan gabaygan oo uu tiriyey Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal markii Afgooye lagu xidhay ee askartu afgembiday xukuumaddii (Somali…

                        Read More

                          Xoghayaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Iyo Xubno Engera Ayaa Kormeer Indho Indhayna Ku tagay Deeganada Au Dhismaha Wadada Cad Ka Socdo (Sawiro)

                          Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku tagay Deegaanka qoolcaday oo ay halkaasi ka socoto diyaar garo loogu jiro hirgalinta 5 Tii kilo mitir ee dawladuu  bixisay iyo 3 kiilo mitir oo dadwaynuhuhu…

                          Read More

                            Daawo:Waaa Ayaan Daro In Xukuumadani Dekadi Ay Umada Reer Somaliland Wax Kala Soo Degaan Tidhaa Shirkado Shisheyan Ku Wareenjinaynaa Umadani Taa Idinka Yeelimayso “Gudoomiye Ku Xigeenka Wadani Axmed Muumin Seed

                            Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)gudoomiye ku xigeenka axmed muumin seed ayaa maanta  arinta dekada magaalada berbera  oo maalmihii ugu danbeeyey xukumada somaliland ku hawlanayd sidii dekadasi loogu wareejinlahaa s https://www.youtube.com/watch?v=b1QtuwuY1zQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More