Akhri Nuxurka Qoddoba Culculus Oo Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Kaga Jawaabeen Dibu-dhaca Doorashada
Hargeysa:Mar, 10, 2015(SDN/QJ)-Cududda Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland ee dhawaan-dhaladka ah, ayaa markii ugu horraysay soo saaray QOddobo jawaab u ah dibu dhaca ku yimi doorashadii madaxtooyada iyo middii Baarlamaanka ee dalka ka qorshaysnayd Badhtamaha sanadkan. Isbahaysiga oo Maanta hoggaankiisu shir jaraa’id ku qabteen Caasimadda Hargeysa, gaar ahaan Huteel Mansor, ayaa waxa ay kaga dhawaaqeen Qoddobo miisaan…
